1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka oo Ka Doodaya Mushaar La’aanta Shaqaalaha Dowladda Baarlamaanka Federaalka oo maanta yeelanaya mid ka mid ah kulamadii caadiga ahaa ayaa dood furan ka yeelan doona dhaqaale xumada dalka ka jirta , gaar ahaan miisaaniyadda isdhintey ee dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Magaalada Baydhaba Oo La Gaarsiiyay Fariinta Qaad Joojinta Xilliga Shaqada Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo gaaray magaalada Baydhaba ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la dhiso ciidamada dowladda si buu yiri loo hormariyo amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Nugaal Ee Puntland Oo Ka Warbixiyay Dagaal Ka Dhacay Garoowe Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cabdullaahi Ciise Aw Axmed ayaa ka hadlay dagaal shalay ka dhacay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal, kaasi oo ay ka dambeeyeen saraakiil xilka laga qaaday. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Amar Ku Bixiyay In La Baneeyo Goobaha Danta Guud Ee Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa amar ku bixyay in dadka shacabka ah iyo ganacsatada ay degdeg ku baneeyaan goobaha danta guud. Muxudiin Muuse oo ah xoghayaha maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Badan Oo Biyo La’aan Ku Hayso Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen Dalka Yemen oo dagaallo ay ku socdaan waxaa ku sugan muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo dhibaato xoogan ay xilligaan hayso. Magaalada Sanaca waxaa ku nool kumanaan Soomaali ah, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 ayaa goor dhaw gaaray Mukallah Sida ay ku waramayaan Wariyaasha Goobjoog Markabka Nawaal 3 ayaa maanta maqribkii gaaray Muklaah, si uu u soo daad gureeyo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen. Markabka oo Boosaaso ka tagay June…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo Labo Bil Jirsaday Waxaa Maanta labo bil jirsaday Ololaha”Gurmad iyo Gargaar” ee loogu gurmanayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen ku go’doonsan, kaas oo Idaacadda Goobjoog News ay bilowday 23-kii April 2015-ka. Kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay Waxgaradka ku howlan soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dib ay u dhigeen soo xulista Xildhibaanadaasi, maadaama la guda galay bisha Barakaysan ee Ramadaan. Malaaq Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Hala Joojiyo Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ka dib markii uu kasoo laabtay dalka dibadiisa. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Tuulooyin Ka Tirsan Shabellaha Dhexe Biyo la’aan ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay hayso dadka ku dhaqan Tuulooyin ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan tuulada lagu magacaabo Shaan. Wariyaha Goobjoog News ee…