1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Degmada Buuloburde Oo Ku Baaqay In La Furo Wadooyinka Gala Degmadaasi Waxgaradka ku dhaqan degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo furo wadooyinka gala degmadaasi oo muddi Sanad ka badan Al-shabaab ay xirteen. Waxa ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Kenya Oo Cabanaya Xilli Maanta Ay Ku Beegan Tahay Maalinta Qaxootiga Dunida Sanad walba marka la gaaro 20-ka Juun, waxaa dunida laga xusaa maalinta qaxootiga Aduunka oo horay maalintaas oo maanta ku beegan loogu asteeyay. Marka qofka Soomaaliga uu maqlo Qaxooti ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Cabasho Ka Muujisey Dastuurka Cadaado Lagu Ansixiyey War saxaafadeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntland ayaa lagu sheegey in ay aad oga walaacsanyihiin, kana xunyihiin qodob ku jira dastuurka dhawaan lagu ansixiyey magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaliya Oo Maanta Ka Doodaya Darbiga Kenya Ay Ka Dhisayso Xadka Soomaaliya Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka maanta uu yahay mid looga hadli doono arimaha ku aadan Darbiga dowladda…
15 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tegay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dad Ay Ciidanka Kenya Ku Dileen Gedo Oo Fariin u Diray Dowladda Federaalka Mid ka mid ah Ehlada 5 nin oo dhawaan ciidamada Kenya ku dileen gobalka Gedo ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu ka dalbaday in ay soo farageliso arintaasi, ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ku Wajahan Kismaayo Warar goor dhaw ina soo gaaray ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Peter de Clercq ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter de Clercq oo u dhashay dalka Holland, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya isagoo badalay Philippe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidamada Nabad Sugidda Degmada Afgooye Oo Geeriyooday Taliyahii ciidamada Nabad sugidda degmada Afgooye ayaa lagu soo waramayaa in uu u geeriyooday dhaawac shalay kasoo gaaray weerar la sheegay in rag hubeysan oo Isbaaro dhiganayay ku qaadeen gaadiid…