1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Turkiga: Xisbiga Erdogan oo ku Guul-darreystay Aqlabiyadda Baarlamaanka Xisbiga talada haya Turkiga ee AKP ayaa ku guul-dareystay Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Turkiga, taas uu hormuud ka ahaa muddo 13 sano ah. Xisbiga Erdogan ayaa helay 41%, Madaxweyne Erdogan ayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dibadbax Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka Oo Ka Socda Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka bilawday dibadbax ay ka qeybgalayaan shacab iyo mas’uuliyiin, kaasi oo ka dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Su’aalo Weydiineysa Shacabka Dhuusamareeb Ciidamada Ahlu-sunna ee shalay la wareegay degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay xaafadaha degmadaasi ka bilaabeen howlgal baaritaan ah. Ciidamadaan ayaa dadka qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Wariyayaal Ka Tirsan Goobjoog News Oo Gaaray Dekadda Mukalla Ee Yemen Dekadda Mukalla ee dalka Yemen waxaa goor dhaw gaaray Markab weyn oo ka amba baxay magaalada Muqdisho, kaasi oo la doonayo in lagu soo daabulo dad badan oo dalkaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhuusamareeb Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, iyadoo degmadaasi ay la wareegeen ciidamada Ahlu-sunna. Wasiirka ayaa si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Heshiis Gaaray Magaalada Jigjiga waxaa ka dhacay heshiis ay wada gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaasi oo ku aadan dagaalladii dhawaan ka dhacay Gobalka Galgaduud ee shacabka badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Imaaraadka oo Heshiis Kala Saxiixdey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed bin Sultan Al Nahyan iyo wafdi uu horkacayo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Ka Hadlay Arrinta Baarlamaanka Jubbaland Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u magacawdey xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka KMG ee Jubba inay dardar geliyaan hawshooda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duulimaadyaddii Kenya oo Loo Joojiyey Shati Dartiis Waxaa gabi ahaanba joogsaday duulimaadyadii ka shaqeynayay Muqdisho iyo Nairobi dhexdooda iyada oo dad aad u badan oo Soomaaliyeed, kana mid yihiin mas’uuliyiin sarsare ay ku xayiranyihiin garoonka Nairobi kadib…
3 daqiiqo Sheeko:War Maxay ka dhigantahay soo galintaanka Mastercard ee Suuqyada Soomaaliya ? Marka aad taariikhda eegtid ama aad u fiirsato qaabka Soomaalidu u ganacsto oo ay u samayso fursadaha ganacsiga waad riyaaqaysaa. Ganacasiga Soomaalidu waxuu ka mid yahay , ganacsiyada ugu taariikhda…