1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta Kulan Ka Leh Arrinta Baarlamaanka Jubbaland Iyo Arimo Kale Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo arimo xasaasi ah looga hadli doono. Kulanka maanta ayaa la filayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh iyo Uhuru Kenyatta oo Ka Wada Hadlay Arimaha labada Dal iyo Gobolka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhigiisa Kenya Uhuru Kenyata kula kulamy Hoolka nasashada Madaxda ee Joma Kenyata International Airport iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada, AMISOM iyo arimo gobolka oo labada dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay In Ay Faragelin Ku Sameyso Dhibaatooyin Ka Jira Baladxaawo Waxgaradka ku dhaqan degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in faragelin degdeg ah ay ku sameyso dhul boob iyo burburin ay sheegeen in dowladda Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Soomaalida Ku Dhibban Yemen Wasiirka dib u dejinta maamulka Koonfur Galbeed Axmed Sheekh Maxamed ayaa ka hadlay dadka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen iyo sida ugu haboon ee dadkaasi loo caawin karo. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Axmed Aabi“Cabashada Xamar Ayeey Ka Jirtaa, Xamarna Ma Ahan Jubbaland” Xildhibaan Axmed Aabi oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in cabashada ka dhanka ah baarlamaanka Jubbaland ay ka taagan tahay magaalada Muqdisho, hase ahaatee aanay ka jirin…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mataan “Qodobada Ay Soo Saareen Ra’iisul Wasaaraha Iyo Maamulka Jubba Ma Hakin Doonaan Mooshinka Baarlamaanka Jubbaland” Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qodobadii dhawaan ay isku af garteen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland aanu hakin doonin mooshinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisu Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Sheegay In Dowladda Ay Garab Taagan Tahay Shirka Ka socda Cadaado Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo maalintii shalay ahayd furay wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in shirka ka socda magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Tirakoobkii Dhawaan Dowladda Soo Saartay Kulan ay isugu yimaadeen wasiirada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa waxaa looga soo horjeestay tirakoob dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya soo saartay kaasi oo ku aadan dadka Soomaaliyeed. Kulanka wasiradaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gaadiidka Badda oo u Digtey Markabka Qaxootiga Yemen Doonaya Maareeyaha wakaaladda hawlaha maraakiibta iyo gaadiidka badda ee wasaaradda ee wasaaradda gaadiidka dowladda federaalka Qaasim Axmed Cabdulle ayaa dadka ku hawlan soo daadgureynta qaxootiga Yemen oga digey badda oo kacsan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Biyaha Sifeysan Sameeya oo Biyo ugu Yaboohay Qaxootiga Yemen Kulan ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay guddiga samatobixinta qaxootiga, qunsulka Soomaaliya ee Cadan iyo shirkadaha soo saara biyaha sifeysan, waxaana looga hadlayay sidii shirkadahani ay oga qeybqaadan lahaayeen…