1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Cadaado Ka Furmaya Maanta ayaa lagu wadaa in wajiga labaad ee shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud uu ka furmo degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wararka saaka ka imaanaya magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawallo Ka Cabanaya Isbaarooyin Yaalla Gobalka Shabellaha Hoose Qaar kamid ah darawallada ka shaqeeya gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ka cabanaya isbaarooyin la soo dhigay deegaanno badan oo ka tirsan gobalkaasi. Mid ka mid ah darawaladaan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Roobkii oo soo gaaray magaalada asagoo si xoog leh uga da’aya gudaha magaalada hargaysa iyo waddooyinka qaar oo biyo badan ay ku qulqulayaan waxaa sidoo kale la maqlayaa gugaca/onkodka roobka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad iyo Gargaar: Cabdiraxman Ceynte iyo Mas’uuliyiin kale oo Lacago Bixiyay(Akhri Liiska) Waxaa maalintii sadexaad guul ku dhamaaday Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News, ku dhawaad $15,000 ayey dhageystayaasha Goobjoog News u uruuriyeen Gudiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga oo marti ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Laabatay Go’aankii Ay Ku Diidaneyd In Deegaanadeeda Kasoo Degaan Soomaalida Yemen Kasoo Cararaysa (Muuqaal) Maamulka Somaliland ayaa goor dhaw ku dhawaaqay in ay dib u fasaxeen Soomaalida Yemen kasoo cararaysa in deegaanadooda kasoo degaan ka dib markii amar horay ay usoo saareen ku mamnuuceen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socday Gobalka Galgaduud Oo La Xaliyay Maamulka gobalka Galgaduud ee dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiis la kala dhex dhigay beello walaalo ah, kuwaasi oo dhawaan ku dagaallamay gobalkaasi. Gudoomiyaha gobalka Galgaduud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Waxaan Maamulka Somaliland Ku Cambaareynaynaa Kala Sooca Ay Ku Hayaan Qaxootiga Soomaaliyeed” WAR-SAXAAFADEED:- Puntland iyo shacabkeedu waxaa ay si aan kala har laheyn dhulkooda ugu soo dhaweeyeEn Qaxootiga ka soo cararaya dagaalada ka soconaya dalka Yemen, ilaa hadana si isdaba joog ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti oo Yeelanaysa Shirkad Duulimaad Markii ugu horeysey taariikhda, dowladda Jabuuti ayaa yeelanaysa shirkad duulimaad oo lagu magacaabo Jabuuti Air. Saraakiil u hadashay dowladda Jabuuti ayaa xaqiijiyey in sanadkani dhamaadkiisa ay shirkadda Jabuuti Air ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Taageeray Shirka Ka Socdo Cadaado Ee Maamulka Loogu Sameynayo Gobalada Mudug Iyo Galgaduud. Waxgaradka Beelaha wada daga Gobolada iyo Mudug oo kulan ku yeeshay dagmada Cadaado ayaa soo dhaweeyay Shirka lagu dhisayo maamulka Gobolada dhexe oo mudo dhowr cisho ah ka soconaya halkaasi.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyraadka Shidaalka, Soomaaliya Qoondo Intee La’eg ayay Qaadanaysaa? Todobaadkan waxaa soo shaac baxay warar sheegaya in shirkadda shidaal baarista ee Soma Oil & Gas ee kal hore ay dowladda qandaraaska la saxiixatay in markale wax laga badalayo heshiiskii,…