2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wadahadalladdii Dhinayda Suudaan Ee Magaalada Jeddah oo Burburay Shirkii u dhaxeeyay dhinacyada isku haya awoodda dalka Sudan ee magalaada Jeddah ayaa hakad galay, waxaana Saraakiisha Suudaan ay sheegeen in Wakiillada ay hakiyeen wadahadalladii xabbad joojinta ee ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Isimada Gobollada SSC Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku sodhaweeyey Qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag oo maalmahaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada Sudan oo Markale Jabiyay Heshiiskii Jeddah iyo Dagaal Dib u Qarxay Magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ayaa waxaa markale dib uga qarxay iska hor imaadyo xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa gurmadka degdega ah ee RSF, maalin kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Booqday Taliska Booliiska Itoobiya Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firin iyo wafdi saraakiil Boliis ah oo uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa xafiiskiisa ku booqday taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada iskuhaya Awoodda Suudan oo Heshiis Kale Ku Gaaray Sucuudiga Dhinacyada isku haya awoodda dalka Sudan ayaa gaaraay Xabad joojin cusub, taas oo lagu kordhinayo muddo shan maalmood oo dheeraad ah, ka dib markii ay dhexdhexaadiyeen Maraykanka iyo Sacuudi Carabiya,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Niger oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Kooxda Daacish Ciidamada dalka Niger ayaa Isniintii sheegay inay dileen 55 xubnood oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ee xidhiidhka la leh ururka Daacish, kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil sar sare, kadib…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Madaale oo Munaasabad Muqdisho Ugu Sameeyay Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar munaasabad soo dhaweyn ah ugu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Recep Tayyip Erdogan oo Markii Labaad Ku Guuleystay Madaxweynaha Turkiga Guddiga dooashooyinka dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ku guulestay doorashadii maanta ka dhacday dalkaasi,isaga oo helay codad gaaray 52.91%, halka Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 47.09%,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Gargaar u Dirtay Magaalada Baraawe Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta deegaan xeebeedka Jasiira ee duleedka Magalada Muqdisho ka dirtay seddax Doonyood oo sida Shixnad Mucaawino ah taas oo ku wajahan Magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Codbixinta Wareega Labaad Ee Doorashada Turkiga oo Maanta Bilaabanaysa Muwaadiniinta Turkida ayaa maanta markale codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxweynanimada Wareegga labaad, waxaana ay soo dooran doonaan madaxweynaha hoggaamin doona Jamhuuriyadda Turkiga, iyadoo si aad ah isugu hayaan Madaxweynaha talada…