1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Daacish oo Qabsatay Magaallo Taariikhi Ah Xoogaga Daacish ayaa la wareegay magaalada Istiraatiijiga ah ee Tudmur, iyagoo ka qabsaday Ciidamo taageersan dowladda Bashaar Al-asad. Magaalada ayaa waxaa ku taalla waddo muhiim ah oo isku xirta bariga…
2 daqiiqo Sheeko:War Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil “Mooshinadaan Socda Iyo Maamuladaan Dhismaya Waa Sharci Darro” Gudoomiye ku xigeenkii guddiga Dastuurka Baarlamaankii KMG ahaa Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in qaab sharci darro ah ay ku socdaan mooshinada baarlamaanka la keynayo iyo sidoo kale maamulada hadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobo Laga Soo Saaray Safarkii Shariif Xasan Ee Shabellaha Hoose Madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo gabagabeeyay socdaal uu ku marayay deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, isaga iyo wafdi la socday. Safarkaan dhulka ah ayuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo In Uu Ku Fataho Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Dhexe Shacabka ku dhaqan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ka baqaya in deegaanno badan oo ka mid ah gobalkaasi uu ku fataho wabiga Shabelle, xilli dad badan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Aayaha Puntland Ee Ka Dhici Doona Magaalada Gaalkacyo Oo Laga Soo Horjeestay Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa isa soo taraya diidmada loo muujinayo shir la sheegay in looga hadli doono aayaha Puntland, islamarkaana lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Iyo Waxgaradka Degmada Luuq Oo Kasoo Horjeestay Mooshinka Laga Keenay Baarlamaanka Jubbaland Maamulka iyo waxgaradka degmada Luuq ee gobalka Gedo ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay keenaan mooshin ka dhan ah wakiilada Jubba. Gudoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaaq Shiino “Dib Haloogu Laabto Dhismaha Baarlamaanka Jubba” Afhayeenka Odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino ayaa sheegay in xilligaan ay wanaagsan tahay in dib loogu laabto dhismaha baarlamaanka maamulka Jubbaland, oo uu sheegay in qaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Ciidamada Iyo Shaqaalaha Dowladda Laga Jarayo Qidmooyin Lagu Caawiyo Soomaalida Yemen (Sawirro) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Shaqaalaha iyo Ciidamada Dowlada laga jarayo Qidmooyin Lagu Caawiyo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee ku dhibban dalka Yemen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Shacabka Ugu Baaqay Wax u Qabashada Muwaadiniinta Kasoo Laabtay Yemen Waxaa soo kordhaya baaqa ay jeedinayaan culimada Soomaaliyeed, kaasi oo ku aadan in degdeg ay wax ugu qabtaan walaalahooda Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dagaallada ka socda dalka Yemen. Sheekh Sayid…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ka Baaqsaday Jawaabo uu Ka Bixin Lahaa Arrimaha Baarlamaanka Jubbland Maanta waxaa uu Baarlamaanka Federaalka xaruntiisa ku yeeshay kulanka 6-aad ee caadiga ahaa, kalfadhiga 6-aad Ajendaha ayaa ahaa ka warbixinta golaha Wasiirka arrimaha gudaha Geedi socodka dhismaha golaha wakiilada Maamul-goboleedka…