Nin Madaxa Looga Jiro Oo Walaalkiis Ku Dilay Degmada Jowhar Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe (Dhageyso) Nin la sheegay in madaxa looga yara jiray ayaa degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe waxa uu ku dilay walaalkiisa, ka dib muran soo kala dhex galay. Aabe Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Farxiya Cabdalla Muumin iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Afgooye Oo Laga Dalbaday Wax Ka Qabashada Bur Burka Wado Gasha Isbitaalka Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka degmada Afgooye ayaa ka dalbaday maamulka degmadaasi in ay wax ka qabtaan bur burka wado gasha Isbitaalkaasi, taasi oo dhibaatooyin ku qabaan. Agaasimaha guud ee Isbitaalkaan Nuur Cumar…
1 daqiiqo Dhageyso:- Sheekh Abshir Cumar Cadullaahi Oo Ka Hadlay Muhiimadda Bisha Mowliid Sanad walbo marka la gaaro Bisha Mowliidka ama Sadaxaad ee Hijriga waxa laga xusaa Dalalka Islaamka oo ay ku jirto Soomaaliya dhalashada Nabigeena Muxamma Nabad Galyo iyo Naxariis Korkiisa ha…
1 daqiiqo Raashiin Gar Gaar ah Oo Maanta Laga Qeybinayo Degmada Buulo-burde Ee Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Waxaa maanta lagu wadaa in degmada Buulo-burde ee gobalka Hiiraan laga qeybiyo raashiin gar gaar ah, kaa oo dhawaan halkaasi ay si xoog ah ku geeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Raashiinkaan…
2 daqiiqo Maamulka Isbitaalka Gaalkacyo Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Caafimaad Macalimiin Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Magaaladaasi (Dhageyso) Maamulka isbitaalka Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xaaladda caafimaad macalimiin maalin kahor qarax lagula eegtay magaalada Gaalkacyo, kuwaa oo Soomaali iyo Kenyaati…
1 daqiiqo Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Guriceel Oo Beeniyay In Uu Khilaaf Kala Dhaxeeyo Dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Guri-ceel ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in Khilaaf uu kala dhaxeeyo dowladda Federaalka ah. Guddoomiye xigeenka degmadaasi Cali Baashi Aadan Diiriye ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Fariin Loo Diray Wasiirada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Golaha guurtida Odayaasha dhaqanka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay magacaabista wasiirada maamulkaasi iyaga oo sidoo kale fariin u diray xubnahaan cusub. Afhayeenka Golahaan Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo…
1 daqiiqo Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Sheegay In Todobaad Ku Qabsan Doonaan Degmada Baardheer (Dhageyso) Saraakiisha dowladda Federaalka ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay kula wareegi doonaan deegaan walba oo gobalkaasi ka mid ah, islamarkaana ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Nuur…
1 daqiiqo Wasiir Ka Tirsan Maamulka KMG ee Jubba Oo Shil Gaari Ku Dhaawacmay (Dhageyso) Wasiir Ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga maamulka KMG ee Jubba Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Dooloow Soomaaliya iyo…