1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan oo Ka Hadlay Moowqifkiisa Ku Aadan Baarlamaanka Jubbaland Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegey in qaabka loo qeybiyey baarlamaanka Jubbaland aysan ahayn mid caddaalad ah. “Wax la dhiso oo bini’aadan sameeyo wax ayuunbaa ka dhinaanaayo,…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Avv. Xasan Xusein Xaaji Avv. Xasan Xuseen Xaaji waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaalia May 5-teedii 2015-ka gudoomiyahoodii Caasho Geelle is cashishay, waa aqoon yahan lagu bartay arimaha Qaxootiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 95 Qof Oo Ka Mid Ah Soomaalida Yemen Ayaa Maanta Kasoo Degaya Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho Waxaa maanta kusoo wajahan diyaarad sida muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku dhibanaa dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan. Dadkaan diyaaradda ay soo qaaday ayaa tiro ahaan gaaraya 95…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Kasoo Laabtay Yemen Ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho Oo Codsi u Diray Dowladda Federaalka Qaar ka mid ah dadkii kasoo laabtay Dalka Yeman ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa Dowlada Federaalka ka dalbaday in dib u dejin loo sameeyo, maadama Dalka ay kusoo laabteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Laga Muujiyay Xalinta Beelihii Ku Dagaallamay Deegaanka Deefow Ee Hiiraan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa 1-dii bishan ka furmay shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo lagu heshiisiinayo beelaha degan guud ahaan gobalkaasi. Shirkaan ayaa hadda ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Baydhaba Oo Laga Shiray Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayay sidii loo xaqiijin lahaa amaanka guud ee magaaladaasi. Kulankaan waxaa isugu yimid gudoomiyayaasha xaafadaha magaalada Baydhaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Wada Soomaali Kasoo carartay Dagaallada Yemen Oo Kusoo Wajahan Dekadda Boosaaso Wararka ay Goobjoog News ka helayso dalka Yemen ayaa ku waramaya in dekadda magaalada Mukalla ay kasoo baxayso doon ay la socdaan muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xayirnaa dalkaasi. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Burundi Nkurunziza oo Afgambigii dhicisoobey kadib Al-shabaab ku Af Bilowday Madaxweynaha dalka Burindi Nkurunziza, ayaa markii u horaysay la hadlay warbaahinta caalamiga ah tan iyo markii uu dhacay afgambigii fashilmay ee la doonaayay in dowladdiisa lagu rido isbuucii hore. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dab Baabi’iyay Suuqii Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Dab geystay khasaare hantiyadeed oo aad u badan ayaa ka kacay suuq ku yaalla degamada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo lagu magacaabo Suuq Buusaar, iyadoo aan la ogeyn waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Safiirka Yemen Ee Soomaaliya Oo Ku Kulmay Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa gaaray safriika Yemen ee Soomaaliya Mansur Ali Rayash Al-imrani, kaasi oo halkaasi kula kulmay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Mas’uuliyiintaan ayaa arrinta…