Faahfaahin Dheeraad ah oo Kasoo Baxaysa Dadkii Ku Sumoobey Biyaha Ceelka ee Yaaqshiid Dad ilaa boqol ruux gaaraya ayaa la geeyay goobaha caafimaad ee u dhaw degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir kadib markii ah ku Sumoobeen biyo Ceel oo ay cabeen. Kalkaaliye ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kudladda Baarlamaanka ee Badbaado oo Sheegtey in Madaxweynaha uu Ku Gacan Seyrey Talooyinkooda Kudlad cusub oo ay ku mideysanyihiin illaa 100 xildhibaan oo lagu magacaabo Badbaado ayaa maanta waxa ay saxaafadda u sheegeen in madaxweynaha uu ku gacan seyrey talooyin ay u jeediyeen…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo War Deg Deg Ah : Yoonis Cabdiraxmaan Maxamed oo Loo Doortey Guddoomiyaha Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliya Kalfadhigii ugu horeeyey oo uu maanta yeeshey baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiye loogu doortey Yoonis Cabdiraxmaan Maxamed oo ka mid ahaa sedex musharax…
2 daqiiqo Golaha Amaanka oo Madaxweyane Xasan Sheekh ku Booriyay In Si Dhaqso Ah Kusoo Dhiso Xukuumad Loo Dhan Yahay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa cadeeyay in uu si fiican ula socdo tilaabadii Baarlamaanka Kalsoonida kala noqdeen Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya tasoo horseeday xasilooni daro. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii sabtida…
1 daqiiqo Howlgalada Ka Socda Magaalada Baydhaba Oo Saameyn Ku Yeeshay Darawalada Kaxeysa Mootada Loo Yaqaano Bajaaj (Dhageyso) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka soconayay howlgal balaaran oo ay wadeen ciidamada dowladda ka dib qaraxyo halkaasi ka dhacay. Howlgalka ayaa saameynta ugu xoogan…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Banaadir Oo Shaaciyay Tirada Rasmiga Ah Dadka Ku Dhintay Xaafadda Juungal Ee Degmada Yaaqshiid Ka Dib Biyo Ay Cabeen (Dhageyso) Maamulka gobalka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmig ah dadkii ku dhintay maanta xaafadda Juungal Degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir, ka dib markii ay ku sumoobeen biyo ay cabeen.…
1 daqiiqo Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Deegaanka Jawiil Ee Gobalka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa maanta gelinkii hore ka dhacay degaanka Jawiil ee Gobalka Hiiraan, halkaasi oo qasaare uu ka dhashay. Dagaalkaan ayaa bilawday ka dib…
2 daqiiqo Wasiiradda Haweenka Dowladda Federaalka Khadiijo Maxamed Diiriye Oo Ka Hadashay Xarig Loo Geystay Agaasimaha Wasaaradaasi Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo maanta saxaafadda kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixisay xarig loo geystay agaasimahii Wasaaradaasi Maxamed Cumar…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Cabdicasiis Ee Gobalka Banaadir Oo Sheegay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir ayaa sheegay in isbedal dhanka amaanka ah laga dareemayo degmadaasi, islamarkaana ciidamada xilli walba ay howlgalo sameeyaan. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada ee…