10 qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Afgooye Toban Qof ayaa ku ku dhimatay dhowr kalana waa ay ku dhawacmeen iska hor imaad Maanta kooxo isbaaro dhiganayay ku dhaxmaray tuulooyin hoos taga Degmada Afgooye ee Shabeelaha Hoose. Dagaalkan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Maamulka G.Banaadir oo dib u howl galinaya Dugsigii 15-ka May Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen ”Muungaab Ayaa maalinimadii shalay ahayd dhagax dhigay iskoolka taariikhiga ah ee 15 May, kaas oo ku yaalla degmada…
1 daqiiqo Puntland, Jabuuti iyo Yemen oo heshiis dhinaca Kalluumaysiga ah kala saxiixday Maamulka Puntland ayaa heshiis la xiriiro iskaashi dhanka Kalluumaysiga la gashay dowladaha Jabuuti iyo Yemen. Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland, Xasan Maxamuud ayaa shir ay yeeshen wasiirrada Puntland,waxaa…
3 daqiiqo Guddiga horusocodka Maamulka Maaliyadeed ee xukuumadda oo Warbixintoodii Labaad soo saaray Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) oo la soo saaray 15-kii June, 2014,…
2 daqiiqo Axmed Cali Daahir oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil…
6 daqiiqo Bachelorarbeitmeister . De – Neu Effizient Aufsatz Verlag Unternehmen Bachelorarbeitmeister http://www.bachelorarbeitmeister.de/ . De – Neu Effizient Aufsatz Verlag Unternehmen Mein Vorname ist Elias, ich bin der Student des vierten Studienjahres der Humboldt Universität. am Schluss des zweiten Studienhalbjahres benötige…
1 daqiiqo Cirfo oo ku baaqay joojinta dagaalka Caabudwaaq Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Colaadda iyo dagaallada dib uga bilowday Gobolkaasi. Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo ah Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud…
2 daqiiqo QM oo $75 Milyan ugu deeqday dalal ay kamid tahay Soomaaliya Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Ka hortagga Xaaladaha Deg-Deg- ah ee bini aadnimo ayaa ku deeqdey lacag dhan $75 Million oo doollar si sare loogu qaado Deeqaha La siiyo Wadamada…
1 daqiiqo Marxuumad Saado Cali oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho [huge_it_slider id=”35″] Waxaa maanta aas qaran Muqdisho loogu sameeyay Marxuumad Saado Cali Warsame oo Shalay koox Hubeysan ay ku toogteen Magaalada Muqdisho. Waxaa marxuumada salaada janaasada xarunta madaxtooyada kula tukaday…
1 daqiiqo Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka hadlay aaska Saado Cali Waxaa maanta aas qaran Muqdisho loogu sameeyay Marxuumad Saado Cali Warsame oo Shalay koox Hubeysan ay ku toogteen Magaalada Muqdisho. Xubnihii ka qeyb galay aaska Saado waxaa kamid ahaa Ra’iisul…