Jabuuti oo kordhinaysa ciimada ka jooga Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shaaciyay in 950-askari ay u diri doonaan dhawaan Soomaaliya si ay u xoojiyaan ciidanka kaga sugan gobolka Hiiraan ee qaybta ka ah… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Guddiga dib u eegista dastuurka Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho [huge_it_slider id=”29″] Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka kumeel gaarka oo kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa guda galay Wajigii labaad ee dooda ku saabsan arimaha…
1 daqiiqo Taliska AMISOM oo ka war bixiyay howlgallo ay fuliyeen Taliska AMISOM ayaa maanta sheegay in ay ku guulaysteen ka hortagista dilal magaalada Muqdisho ay ka fulin lahaayeen rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Kornayl Cali Aadan Xumud…
1 daqiiqo Raga Geela kaxeeya oo ka cabanaya lacago si sharci darro looga qaado Ganacsatada Geela ayaa maanta bannaan bax cabasho ah waxay ka dhigeen suuqa geela lagu iibiyo ee deegaanka siinka dheer, kadib markii sida ay sheegeen isbaarooyin badan oo lacago looga qaado…
2 daqiiqo RW Cabdiweli oo ku baaqay joojinta dagaalka Deefoow Isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu maanta tiiraanyo ka muujiyay dagaalka labada beelood ku dhex maray deegaanka Deefow,…
2 daqiiqo Qaramada midoobey oo musuq ku eedeysay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya Kooxda la socodka cuna qabateynta saaran dalalka Soomaaliya iyo Eretria ayaa sheegay in musuq maasuq baahsan uu ka taagan yahay hay’adaha dowladda federaalka Soomaaliya. Warbixin kooxdan ay soo saartay ayay…
1 daqiiqo Maamulka Khaatumo oo ka hadlay dagaal shalay ka dhacay duleedka Laas Caanood Hogaanka maamulka Khaatumo ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal shalay galinkii dambe deegaano hoos taga magaalada Laas Canood ku dhax maray ciidamada maamulkaasi iyo kuwo Somaliland. Wasiirka madaxtooyada maamulka Khaatumo Mukhtaar…
1 daqiiqo Xisbiga CORD oo dalbaday ogaanshaha tirada askarata Kenya uga dhimatay Soomaaliya Xisbiga mucaaradka dalka Kenya ayaa ka dalbaday dowladda uu hogaamiyo madaxwayne Uhuru Kenyatta in ay soo gudbiso tirada askarta Kenyaanka ee ku geeriyootay howlgalka AMISOM ee ka socda dalka. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Qoraa Cabdul qaadir Oromo oo ku geeriyooday London Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahayd Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday qoraagii caanka ahaa Ee Soomaaliyeed Cabdul qaadir Macalin Cismaan {Oromo}oo isagu muddooyinkaanba ku…
1 daqiiqo Xaalada deegaanka Deefow oo saaka degan Masuul u hadlay maamulka dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka gobolkaasi ay ka gaabiyeen soo afmeerida dagaallada salka ku haya qabaa’ilka ee ka taagan gobolka…