Dagaallo maanta xarakada Al-shabaab iyo AMISOM ku dhex maray deegaano ka tirsan Baay iyo Hiiraan Ilaa saddex ruux ayaa ku geeriyootay afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta Ciidamada Dowladda kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab ku dhex maray deegaano hoos yimaada degmada Owdiinle ee Gobolka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Bisha Cas ee Imaaradka oo Qoysas ku afurisay Muqdisho Dowladda Imaaradka Carabta ayaa maalintii 19-aad ka wada qeybo ka mid ah degmooyin ka tirsan caasimada Muqdisho ee Gobolka Banaadir qeybinta raashin bisil oo ay ugu tala gashay inay ka…
2 daqiiqo Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda oo ka warbixiyay safar uu ku tagay Spain Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tagay xarunta dalka Spain ee Madrid. Masuuliyiin ka…
3 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo meel mariyay guddiga farsamada ee maamulka KMG ah ee gobollada koonfur galbeed Madaxweynaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa caawa sameeyay xaflad afur ah…
1 daqiiqo Machadka Heritage oo ka hadlay eedeymaha qaramada midoobey u jeedisay dowladda Mac-hadka cilmi baarista Heritage ayaa ku tilmaamay warkii ka soo baxay kooxda la socdka cuna qabateynta saaran Soomaaliya mid aan lagu kalsoonaan karin. Cabdiraxmaan Ceynte oo ah madaxa Heritage ayaa…
1 daqiiqo Xaalada Jowhar oo maanta degan xilli xalay ay gudaha u galeen Al-shabaab Xaaladda magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa maanta degan kadib markii xalay saqdii dhexe ay gudaha u galeen degmadaasi rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Ciidamada ka tirsan xarakada…
2 daqiiqo Jabuuti oo kordhinaysa ciimada ka jooga Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shaaciyay in 950-askari ay u diri doonaan dhawaan Soomaaliya si ay u xoojiyaan ciidanka kaga sugan gobolka Hiiraan ee qaybta ka ah…
1 daqiiqo Guddiga dib u eegista dastuurka Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho [huge_it_slider id=”29″] Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka kumeel gaarka oo kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa guda galay Wajigii labaad ee dooda ku saabsan arimaha…
1 daqiiqo Taliska AMISOM oo ka war bixiyay howlgallo ay fuliyeen Taliska AMISOM ayaa maanta sheegay in ay ku guulaysteen ka hortagista dilal magaalada Muqdisho ay ka fulin lahaayeen rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Kornayl Cali Aadan Xumud…
1 daqiiqo Raga Geela kaxeeya oo ka cabanaya lacago si sharci darro looga qaado Ganacsatada Geela ayaa maanta bannaan bax cabasho ah waxay ka dhigeen suuqa geela lagu iibiyo ee deegaanka siinka dheer, kadib markii sida ay sheegeen isbaarooyin badan oo lacago looga qaado…