Muungaab oo xilka ka qaaday afhayeenkii maamulka gobolka banaadir Wareegto Ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaa”, ayaa waxaa xilka looga qaaday afhayeenkii maamulka gobolka islamarkaana lagu magacaabay afhayeen Cusub oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoomiye lagu dhaawacay magaalada kismayo Waxaa ku dhaawacmay weerar ay xalay dabley ka tirsan Al-shabab ku qaadeen hoygiisa Maxamed Sugoow, gudoomiyaha xaafadda shaqaalaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Sidaas waxaa war-baahinta u…
3 daqiiqo Munaasabad lagu sagootinaayey Safiirkii Turkiga oo lagu qabtay Villa Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay Danjirihii horre ee dowladda Turkiga u fadhiyay Soomaaliya laguna soo dhaweynayay Danjiraha cusub ee dowladda Turkigu…
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gaartay shirkad shidaalka baarta Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay shirkad shidaal oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta. Shirkadda ay dowladda heshiiska la gashay oo lugu magacaaba Mubadala,ayaa la sheegay inay ku…
2 daqiiqo Fowsiyo Yusuf : "warbixinta Monitoring Group-ka waa been abuur" Wasiiradii hore arimaha dibadda ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa beenisay warbixin horu dhac ah oo ay soo saareen kooxda lasocodka cunaqabateynta hubka ee UN…
1 daqiiqo Caruur gaajo ugu geeriyootay gobolka sh. hoose Wararka ka imaanayo gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in xaalad adag oo bani’adanimo ay kajirto halkaas, iyadoo lasoo sheegayo dhimashada caruur barakacayaal ah. Madaxa arimaha Samafalka ee Wasaarada Arimaha Gudaha…
2 daqiiqo Magdhow la siinayo qoysaska ciidamada Kenya kaga geeriyooda Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa sheegtay in mag dhow lacageed la siinayo qoysaskii ay ka geeriyoodeen askartii kenyaatiga ahaa ee ku dhintay Soomaaliya. Wasaaradda difaaca dalka Kenya waxa ay xustay in ciidamada…
2 daqiiqo Dr.Cabdiraxmaan Beyle oo qaabilay safiirka Kuuriyada koofureed [huge_it_slider id=”31″] Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Korea…
1 daqiiqo Xildhibaano xad gudub ku tilmaamay magacaabistii RW ee guddiga farsamada Kadib markii ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh uu xalay magacaabay guddiga farsamada ee maamulka KMG ee koofur galbeed, waxaa soo baxay durbadiiba xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka…
1 daqiiqo Dagaallo maanta xarakada Al-shabaab iyo AMISOM ku dhex maray deegaano ka tirsan Baay iyo Hiiraan Ilaa saddex ruux ayaa ku geeriyootay afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta Ciidamada Dowladda kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab ku dhex maray deegaano hoos yimaada degmada Owdiinle ee Gobolka…