Qoysas Dan yar ah oo deeq afur ah loogu qeybiyay degmada Hodan Dan yar tabaalaysan oo ku dhaqan degmada Hodan ayaa maalintii 18-daad ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ka faa’iidaystay raashin afurin ah oo ay bixinayso Bisha Cas ee Dowladda Imaaradka Carabta… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Xukuumadda iyo baarlamaanka dalka oo bogaadiyay Goobjoog FM Wasaaradda warfaafinta, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ururada bulshada Raydka iyo bahda Saxaafada ayaa si isku mid ah u bogaadiyay sanad guurada labaad ee Goobjoog FM. Hadal wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo In kabadan 10 ruux oo ku dhimatay dagaal mar kale ka qarxay Deefoow 11 qof ayaa ku geeriyooday 20 kalana waa ay ku dhawacmeen kadib dagaal mar kale maanta ka qarxay degaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Dhaawacyadii ka dhashay dagaallada ka dhacay deegaankaasi…
2 daqiiqo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda ganacsiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray…
1 daqiiqo Baabuur ku qarxay suuqa degmada Xamarweyne War goor dhow naga soo gaaray degmada Xamarweyne ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay agagaarka suuqa bacadlaha ee degmadaas. Qaraxa ayaa ka dhashay gaari noociisu ahaa Kaarib lagu…
2 daqiiqo Munaasabad lagu xusay sanad guurada 2-aad ee Goobjoog FM oo Muqdisho lagu qabtay [huge_it_slider id=”28″] Munaasabad loogu dabaal dagayay sanad guuradii labaad ee ka soo wareegatay aasaaska Goobjoog FM ayaa galinkii dambe ee shalay ka dhacday magaaladan Muqdisho. Xafladda oo si weyn loo…
2 daqiiqo Bahda waxbarashada oo u hambalyeesay Goobjoog FM [huge_it_slider id=”27″] Bahda waxbrashada oo ay ugu horreeyaan Iskuulada ku yaalla degmooyinka gobalka Banaadir ayaa Goobjoog FM ugu hambalyeeyay sanad guuradii labaad ee ka soo wareegatay markii dhidibada loo taagay…
2 daqiiqo Obama oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjire Cumar Cabdirashiid Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa 23-sano kadib ka guddoomay warqadihii aqoonsiga danjirenimo danjiraha cusub ee dowladda Soomaaaliya ay u magacowday dhawaan dalka Mareykanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. Munaasabad ka…
2 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Spain kula kulmay Madrid [huge_it_slider id=”25″] Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shalay galab kula kulmay magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain dhiggiisa arrimaha Dibadda José Manuel García-Margallo oo…
2 daqiiqo Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo toogatay labo nin oo hore dil u geystay Maxkamada Sare ee ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo nin oo loo haystay inay ka dambeeyeen dilkii loo geystay Nafiso Salaad Cusmaan oo aheyd Gabar…