Ciidamada amniga oo duleedka Muqdisho ku qabtay Maandooriye iyo dadkii iibinaayay (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Maandoriyaal kala ah Xashiis iyo Calaq, ka dib howlgal ay halkaasi ka sameeyeen. Howlgalkaan ayaa ka dhacay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Madoobe Nuunoow oo wada hadal ugu baaqay maamulka Sedaxda gobal ee Shariif Xasan (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow uu hogaamiyo ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal, islamarkaana uu hogaamiye u yahay Shariif Xasan…
2 daqiiqo Roob saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka oo Muqdisho ka da’ay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa xalay saq dhexe ka bilawday roob, kaa oo ilaa iyo xilligaan soconaya, waxaana saameyn uu ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada.…
1 daqiiqo Gaadiidleyda Afgooye oo soo dhaweeyay Isbaarooyin la qaaday (Dhageyso) Gudiga gadiidleyda degmada Afgooye ayaa soo dhaweeyay howlgal dhawaan ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen wadooyinka gala degmadaasi, iyadoo halkaasi laga qaaday Isbaarooyin yaalay. Xuseen Cilmi oo ka mid ah…
1 daqiiqo Maamulka Somaliland oo sheegay in aysan sameyn ku yeelan doonin shacabka Hargeysa hakin lagu sameeyay Kaluunka banaanka uga yimaada (Dhageyso) Maamulka Somaliland ayaa sheegay in wax saameyn ah aysan keeni doonin hakintii dhawaan magaalada Hargeysa laga hakiyay ku iibinta Kaluunka laga keeno meelo kale oo dalka ka mid ah. Wasiirka…
2 daqiiqo Salaad Cali Jeelle “Madaxda dowladda hadii aysan heshiin, waxay keeni doontaa in aan horay u dhaqaaqi weyno” (Dhageyso) Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in khilaafka hadda ka dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh uu keeni doono in dalka dib uu u dhaco,…
2 daqiiqo Professor Yahye Cali Ibraahin oo sheegay in aysan natiijo kasoo baxayn shirka ka socda Copenhagen (Dhageyso) Professor Yahye Cali Ibraahin oo ka hadlay arimo badan oo ku saabsan lacagihii loogu yaboohay Soomaaliya iyo sidoo kale waxa laga filan karo xilligaan shirka ka socda Denmark ayaa tilmaamay…
1 daqiiqo Beesha Caalamka waxay soo dhoweneysaa Madxweynaha dhowaan loo doortay Maamulka Kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Muqdisho, 19 November 2014 – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa soo dhoweeyay dhismaha Maamulka Kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed (MKKG)…
1 daqiiqo Khudbadii Kaaliyaha Xoghayaha Guud u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Jeffrey Feltman uu ka jeediyay Shirka Copenhagen Khudbadii Kaaliyaha Xoghayaha Guud u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Jeffrey Feltman uu ka jeediyay Shirka Copenhagen Mudane Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Helle Thorning-Schmidt, Ra’iisul Wasaaraha Denmark,…
2 daqiiqo Ganacsiga Adeegyada ah oo Soomaaliya Kusoo Kordhaya Mudo aad u dheer ganacsiga Soomaalida waxa uu ahaa kiish ama neef la kala iibsanayo, ama badeeco muuqata, hase yeeshee waxaa dhawaanahan aad usoo kordhaya ganacsiyada ku shaqeeya adeegyada la…