2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay in Trump uu gobolka Bariga Dhexe geliyay dagaal aan loo baahnayn Siyaasiga rugcadda ah ee Iiraan, Ali Larijani, ayaa si adag u cambaareeyay madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, isagoo ku eedeeyay inuu gobolka Bariga Dhexe geliyay dagaal aan loo baahnayn.
2 daqiiqo Sheeko:War William Ruto oo si kulul u cambaareeyay duqeymaha ka socda Bariga Dhexe, kuna baaqay in la dejiyo xiisadda Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa si adag u cambaareeyay weerarro lagu qaaday dalal ku yaalla Bariga Dhexe, kuwaas oo ay ka mid yihiin United Arab Emirates, Qatar, Saudi Arabia, Iraq,…
1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Oo Beenisay Wararka Hakadka Duulimaadyada Garoonka Muqdisho Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa si rasmi ah u shaacisay in dhammaan duulimaadyadii qorshaysnaa maalinta Isniinta ah, taariikhduna ku beegan tahay 2-da Maarso 2026, ay u socdaan sidii caadiga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump: “waxaa suurta-gal ah in askari badani naga dhimato inta aan xaqiijinayno hadafka aan ka leenahay Iiraan” Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ay suuragal tahay in dhimasho dheeraad ah oo askar Mareykan ah ay dhacdo inta lagu guda jiro howlgalka dagaal ee ka socda Iran, isaga oo xusay in hawlgalladu sii socon doonaan ilaa Mareykanku ka gaarayo yoolalkiisa.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Soomaaliya oo Taageero Buuxda u Muujiyay Qatar Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa wicitaan telefoon ah la yeeshay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani, si looga wada hadlo xaaladaha gobolka iyo xiisadaha milatari ee ka taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan oo Tacsi u Diray Iiraan Kana Hadlay Geerida Hoggaamiye Cali Khamenei Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa tacsi rasmi ah u diray shacabka Iran kadib markii la xaqiijiyay geerida Hoggaamiyihii Sare ee dalkaas, Ali Khamenei, oo ku dhintay weerarro cirka ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Mareykanka oo Khasaaro Ka Soo Gaaray Howlgalka Epic Fury Taliska Dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa xaqiijiyay in saddex askari oo Mareykan ah ay ku dhinteen dagaalka, halka shan kalena ay si xun u dhaawacmeen intii lagu guda jiray howlgalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo Ruqsadda Kala noqotay diyaaradda Daallo Wasaaradda Duulista Hawada Sare ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga qaaday shirkadda diyaaradaha Daallo Airlines ruqsaddeeda duulista gudaha deeganada maamulka Puntland. Qoraal kasoo baxay maamulka wasaaradda ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Axmed Madoobe oo Kismaayo isugu Yeedhay Xildhibaannada Federaalka ee ku matala Jubaland Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa si rasmi ah kulan wadatashi ah isugu yeeray xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland. Casuumaddan oo ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:War DEGDEG: Dowladda Soomaaliya oo beenisay war baraha bulshada ku faafay Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u sheegtay inaysan soo saarin warqad baraha bulshada lagu faafiyay, taasoo cinwaan looga dhigay “Soomaaliya oo dib u xaqiijisay taageerada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee…