2 daqiiqo Sheeko:War Sideed badmaaxiin Masaari ah oo laga sii daayay afduub ka dhacay xeebaha Soomaaliya Sideed badmaaxiin u dhashay dalka Masar oo muddo bilo ah lagu haystay kadib markii lagu afduubtay markabka M/T Eureka oo marayay xeebaha Soomaaliya, ayaa la sii daayay, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rabshado ka dhex dhacay Diyaaradda Flydubai oo ka duushay Dubai una socotay Israa’iil Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda Flydubai, taas oo ka duushay magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta kuna sii jeeday Israa’iil, ayaa si degdeg ah ugu degtay dalka Sacuudiga kadib markii ay la kulantay xaalad degdeg ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koonfur Afrika oo markii saddexaad u yeertay safiirka Mareykanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika ayaa markii saddexaad muddo sagaal bilood ah u yeertay safiirka Mareykanka ee dalkaas, Leo Brent Bozell III, iyadoo dowladda Koonfur Afrika ay ku eedeysay inuu sameeyay waxa ay ku tilmaantay “dhaqan aan diblomaasiyadeed ahayn.”
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo beenisay eedeymaha Itoobiya ee ku saabsan faragelinta gudaha dalka Dowladda Masar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eedeymaha Itoobiya ee la xiriira faragelinta arrimaha gudaha dalkaas iyo taageerada kooxo hubeysan oo ka howlgala waqooyiga Itoobiya.
1 daqiiqo Sheeko:War Musharax Libaan Axmed Xasan oo baaq u diray bulshada Galmudug xilli berri loo dareerayo doorashada Musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyaha Galmudug, Libaan Axmed Xasan, ayaa bulshada reer Galmudug ka codsaday inay codkooda siiyaan, si uu hormuud uga noqdo dhismaha maamul ku dhisan…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka iyo Ururrada Siyaasadda oo Jowhar kaga wada hadlay adkeynta habraacyada doorashada Jowhar, 29 Sebteembar 2026 – Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, Saadaq Abshir Garaad, iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa magaalada Jowhar kulan kula yeeshay madaxda iyo wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:War Sudan oo Fiiso u Diiday Madaxa Sirdoonka Itoobiya oo Doonayay Booqasho Degdeg ah Dowladda Sudan ayaa la sheegay inay fiiso gelitaan u diidday Redwan Hussein, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya, kaas oo codsaday inuu booqasho degdeg ah ku tago…
1 daqiiqo Sheeko:War Garoomada Diyaaradaha Galmudug oo la Xiray Doorashada Awgeed Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Galmudug ayaa ku dhawaaqday in dhammaan garoomada diyaaradaha ee maamulka la xirayo laga bilaabo 30-ka Sebtembar 2026, sababo la xiriira xaaladda amni iyo doorashada…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, War By Maryama A. Isaaq Suugaanta Gurracan ee Dumarka loo Adeegsado Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah aaladaha lagu gudbiyo taariikhda ummadda Soomaaliyeed, habdhaqankeeda, habfikirkeeda bulsheed, sida ay u wada nooshahay iyo guud ahaan anshaxeeda. Suugaantu, sideedaba, waa weel lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo amaray sharciga la horgeeyo maamulka Isbitaalka Muqdisho Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Taliska Saldhigga Booliska degmada Yaaqshiid faray in baaritaan lagu sameeyo dhacdo ka dhacday Isbitaalka Muqdisho Specialist, taas oo la xiriirta haweeney lagu magacaabo Zamzam Maxamuud Cilmi.