1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xaafadda Siliga Mareykanka Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho (Sawiro iyo Dhageysi) Dab xoogan ayaa goor dhaw oo galabta ah waxa uu ka kacay goob ay xaafadda Siligi Ameerikaanka ee degmada Wadajir ka deganaayeen dad barakacayaal ah, kaa oo qasaare geystay. Dabkaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka Dowladda Federaalka oo Sharci Daro Ku Tilmaamtay Shirkad Macdan Ka Qodeysa Awdal (Dhageyso) War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda macdanta iyo batroolka ayaa lagu sheegey in shirkad dalka Shiinaha laga leeyahay oo lagu magacaabo ARC ay si sharci darro ah hawlo macdan qodis ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Degmada Baardheere Ku Toogtay Afar Qof Oo Ay Ku Eedeeyeen Basaasnimo Ciidamada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaala degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxa ay ku toogteen Afar Nin oo sy sheegeen in ay ahaayeen Basaasiin. Gudoomiyaha Maxkamada Ururuka Al-shabaab u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Guddi Wasiiro Ah u Magacaabay Amniga Gobalada Ay Maamulaan Kulan magaalada Baydhaba ay ku yeesheen golaha wasiirada ee maamulkaasi ayaa waxaa lagu magacaabay gudi dhanka amniga ah oo ka kooban ilaa shan xubnood oo ka mid ah wasiirada maamulkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Uu Hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midowga Afrika Oo Muqdisho Yimid, iyo Kulan Ay La Yeesheen Madaxweyne Xasan Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wafdi ka socday midowga Afrika oo uu hogaaminayay Ismaaciil Jarguu (Ismail Cehrgui), oo ah oo ah madaxa golaha Amniga ee Midowga Afrika, waxaana lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Bini’aadanimo Oo La Sheegayo In Ay Haysato Shacabka Ku Dhaqan Deegaano Ka Mid Ah Gobalka Bakool (Dhageyso) Qaar ka mid ah degmooyinka gobalka Bakool ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ka jirto xaalad Bini’aadanimo ka dib markii dadkii halkaasi ku dhaqnaa ay waaweeyn Raashhiin ay cunaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalin Wax Ka Dhiga Jaamacaddaha Muqdisho oo Qarax Miino Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho (Sawiro Iyo Dhageysi) Waxaa goor dhaw qarax Miino oo aad u xoogan lala eegtay mid ka mid ah Barayaasha mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhaawac xoogan soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin:- Naafada Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Cabasho Ka Muujiyay Xaaladda Ay Ku Nool Yihiin (Dhageyso) Naafada ku nool magaalada Muqdisho ayaa xilligaan waxa ay la aad uga cabanayaan xaalad nolo xumo, taasi oo ay ugu horeyso cunno yari iyo caafimaad darro. Degmooyin ka tirsan gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaano Ka Mid Ah Gobalada Gedo Iyo Bakool Oo Maalmo Badan Ka Dib Hawada Ugu Soo Laabatay Waxaa dib Hawada maanta ugu soo Laabtay Isgaarsiinta Deegaano badan oo ka mid ah gobalada Bakool iyo Gedo ka dib markii Al-shabaab ay xireen. Dadka ku dhaqan deegaanadaan ayaa maalmo…