Kufsiga Loo Geysto Haweenka Dhibaato Intee La Eg Ayuu Ku Reebaa Maskaxdooda? (Dhageyso Warbixin) Haweeneey in la kufsado waa tacadi iyo Talaabo kasoo horjeeda Diinta Islaamka, iyadoo bulshada Soomaaliyeed ay arintaan isku waafaqsanyihiin. Haweenka Kufsiga kula kulma deegaanada Soomaaliland oo u badan kuwo da’dooda… 3 daqiiqo
2 daqiiqo WARBIXIN:- Warbaahinta Ka Howlgasha Somaliland Oo La Sheegay In Ay Ka Gaabiyeen Gudbinta Codka Dadka Danta Yar (Dhageyso) Warbaahinta ka howlgashada deegaanada maamulka Somaliland ayaa la sheegay in ay ka gaabiyaan baahinta iyo banaan keenista dadka danta yar codkooda. Kulan loo qabtay 60 wariye oo ka dhacay magaalada…
1 daqiiqo Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta La Filayo In Codka Kalsoonida Ah u Qaadaan Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in codka Kalsoonida ay u qaadaan Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashii oo dhawaan xilka Ra’iisul wasaare-nimo loo magacaabay. Gudiga joogtada ee Baarlamaanka ayaa maalintii…
2 daqiiqo Shariif Xasan “Waxaan ku Baaqayaa In Hadda La Joojiyo Dagaalada Shabeelada Hoose” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta ka hadlayay shirk u saabsan dagaalo beeleedyo dib oga qarxay gobolka Shabeelada Hoose ayaa codsaday in dagaalada loo joojiyo sida ugu dhaqsiyaha badan. Wuxuu…
1 daqiiqo Cabdiwali Sheekh Axmed oo Shaqaalaha Wasaaradda Kula Dardaarmay In ay La Shaqeeyaan Ra’isul Wasaaraha Cusub(Dhageyso) Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xafiiska waxaa uu kulan kula kulmay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha xafiiska Ra’isulwasaaraha kaas oo ku saabsanaa sagootin Ra’isalwasaare…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka…
3 daqiiqo Madaxweynaha Puntland “Hadii Maamulka Hawada Xamar Laga Rarayo Garoowe Hala Keeno” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay heshiiskii dhawaan ka dhacay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kaa oo u dhaxeeyay dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.…
2 daqiiqo Ra'isulwasaare Cumar Cabdirishiid oo Baarlamaanka La Horgeynayo Arbacada (Dhageyso) Gudiga joogtada ah ee baarlamaanka ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen in Ra’isulwasaaraha cusub Cumar Cabdirishiid baarlamaanka la horkeeno maalinta arbacada si codka kalsoonida uu u weeydiisyo…
2 daqiiqo Beeraley Tababar Looga Furay Magaalada Boosaaso Ee Gobalka Bari (Dhageyso) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso Tababar uga furtay 25 qof oo beeraleey ah, kuwaa oo laga keenay deegaano ka mid ah gobalka Bari. Tababarkaan oo…
2 daqiiqo Qorshaha Dib Loogu Soo Celinayo Bilicda Magaalada Baladweyne Oo Lasoo Dhaweeyay (Dhageyso) Mas’uuliyiinta maamulka Gobalka Hiiraan iyo mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda xukuumada Soomaaliya ayaa dhawaan waxa ay dhagax dhigeen dhismayaal danta guud ah oo la doonayo in dib loo dayactiro. Qaar…