1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Guri-ceel Ee Gobalka Gal-gaduud Dibadbax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa maanta ka dhacay degmada Guri-ceel ee gobalka Gal-gaduud, kaasi oo ay dhigayeen shacab aad u badan. Shacab diidan in ciidamada Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiyaha Maamulka KMG Ee Jubba Oo Sheegay In Sanadkaan Kusoo afjari doonaan Dagaalada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madoobe ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa ay soo afjari doonaan guud ahaan dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti oo Heshiis La Gaartay Mucaaradka Dalkaasi War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada dalka Jabuuti ayaa lagu sheegey in dowladda ay heshiis la gaartay xisbiga mucaaradka ee dalkaa USN kadib wadahadalo socdey muddo 18 bilood ah. Heshiiska…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Baabuurka Jante Finti Kuwaataro oo Dariiqyada Muqdisho Ka Dhamaaday Jante Finti Kuwaataro ama 124 Baabuurkii ahaa kan ugu badan ee mara waddooyinka waaweyn ee caasimadda ayaa maanta ah mid ay dadku ku diimayaan, waxaana guud ahaan magaalada laga heli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoiog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Abuukar Kulmiye iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Diseembar, 2014 Akhristayaasha sharafta leh waa mar kale iyo qormadeenii bilaha ahayd ee Imisaa La Diley, taasi oo aan kusoo bandhigeyney tirada dadka lagu diley dalka inta aan anagu diiwaangaliney. Dhamaan dilalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Cambaareeyay Weerarkii Bam Ee Lagu Qaaday Radio Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Bambaano oo xalay lagu qaaday xarunta Radio Gaalkacyo, halkaaasi oo Wariyayaal ay ku dhaawacmeen. Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Qoysas Caruurtooda Sumowday (Dhageyso) Maamulka gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa deeq lacageed gaarsiiyay qoysas caruurtooda dhawaan ku waxyeeloobay raashiin ay cuneen, kuwaas oo la sheegay in ay sumeysnaayeen. Xubno uu horkaacayay gudoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Muqdisho Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Deefoow (Dhageyso) Waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan, kaasi oo dad badan ay ku dhinteen. Nabadoon Maxamed Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Deefoow Ee Gobalka Hiiraan Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay beelo wada dega deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan ayaa xalay dib uga dhacay deegaankaasi. Dagaalkaan oo bilawday abaare Fiidkii xalay ayaa socday ku dhawaad Afar…