WAR DEG DEG AH:- Shariif Xasan Sheekh Aadan oo loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa goor dhaw ka dhacday doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo xilka madaxweyne loo doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan. Howlka ay ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Nicolas Key Oo Ka Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Uu La Qaatay Madaxda Dowlada Soomaaliya Muqdisho, 16 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) Nicholas Kay Ayaa La Kulmay Madaxda Soomaaliyeed 16-ka November 2014. Waxaa shirka ku wehliyay Danjiraha…
2 daqiiqo Xildhibaan Abtidoon “Wasiiro dhahaya Ra’iisul wasaaraha ha iscasilo waa wax cajiib ah” Dhageyso Xildhibaan Maxamed Cabdi Abtidoon oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul waxa uu uga hadlay qorshihii wasiiro ka mid ah xukuumada Soomaaliya ay qoraal ugu direen Ra’iisul…
1 daqiiqo Dhageyso: Dhimasho Iyo Dhaawacyo Ka Dhashay Dibadbaxyadii Baydhabo Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa maanta ka dhacay dibadbax xoogan oo ay dhigayeen dad kasoo horjeeda doorasho la filayo in maanta magaaladaasi ay ka dhacdo. Gaari yar oo…
2 daqiiqo Malaaq Shiino “Maanta looma kala kici doono ilaa aan ka doorano madaxweynaha Koonfur Galbeed” (Dhageyso) Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ka mid ah waxgaradka ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ilaa maanta ay kusoo dooran doonaan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Malaaq Shiino…
2 daqiiqo Ra'iisul wasaare Cabdiweli “Waxaan diyaar u ahay inaan aqbalo wasiirkii doonaya inuu is casilo ee garowsada inuu gudan waayay xilkii uu qaranka u hayey” (War-saxaafadeed) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka hadlay qoraal ay u gudbiyeen wasiiro ka mid ah xukuumada Soomaaliya, taa oo uga dalbanayeen in uu is casilo. War-saxaafadeed kasoobaxay xafiiska…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay magaalada Copenhagen ee Denmark Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda magaalada Copenhagen ee dalka Denmark. Wafdigaan uu hogaaminaayo madaxweynaha waxay…
2 daqiiqo Afayeenka Maamulka Lixda Gobol oo Sheegey In Aysan Aqbali Doonin Doorashada Shirka Sedexda Gobol ee Koonfur Galbeed Faws Cabdi Nuur oo ah afayeenka maamulka Lixda Gobo lee Koonfur Galbeed ayaa Radio Goobjoog u sheegey in shirka ka socda Baydhabo ee Sedexda Gobol uusan waxbo ka quseynin, islamarkaasina…
2 daqiiqo Prof Jawaari “Ma Aqoonsan Doono Natiijo Kasta oo Kasoo Baxda Shirka Sedexda Gobol ee Koonfur Galbeed” Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxaa laga soo saaray qoraal ku aadan doorashada la filaayo in maanta ay ka dhacdo magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Qoraalka…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…