1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gaadiidka Badda oo u Digtey Markabka Qaxootiga Yemen Doonaya Maareeyaha wakaaladda hawlaha maraakiibta iyo gaadiidka badda ee wasaaradda ee wasaaradda gaadiidka dowladda federaalka Qaasim Axmed Cabdulle ayaa dadka ku hawlan soo daadgureynta qaxootiga Yemen oga digey badda oo kacsan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Biyaha Sifeysan Sameeya oo Biyo ugu Yaboohay Qaxootiga Yemen Kulan ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay guddiga samatobixinta qaxootiga, qunsulka Soomaaliya ee Cadan iyo shirkadaha soo saara biyaha sifeysan, waxaana looga hadlayay sidii shirkadahani ay oga qeybqaadan lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Howlan Xalinta Xiisad Ka Taagan Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Ceelwaaq ayaa dadaal ugu jira sidii loo demin lahaa xiisad ka taagan degmadaasi oo u dhaxeysa ciidaaamo ka wada tirsan DF oo labo maalin kahor ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Xerooyin Loogu Tala Galay In Lagu Soo Dhaweeyo Dadka Kasoo Cararaya Yemen (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagay Xerooyin loogu tala galay in lagu soo dhaweeyo dadka Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dagaallada ka socda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Gaaray Cadaado Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa gaaray degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha waxaa ka mid ahaa xubno ka tirsan Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka John Kerry oo la dhigay Isbitaal Ku Yaalo Geneva, Switzerland. Xogheyaha arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa isbitaal la dhigay kaddib markii uu galay shil isagoo kaxeynayey baskiil. John Kerry xiliga uu dhaawacmay waxaa la sheegayaa in ku kaxeynayey baskiilka meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Shacab Ah Oo Laga Helay Duleedka Degmada Mahadaay Ee Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi laga helay Meydka qof shacab ah oo illaa iyo haatan la garan. Meydka oo qofkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Qaxootiga Yemen Soo Daabulaya oo Dekadda Muqdisho Lagu soo Bandhigay (Sawiro) Markabkii lagu waday in uu aado Yemen si uu usoo daabulo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku go’doonsan Yemen ayaa maanta kusoo xirtay magaalada Muqdishu. Munaasabadda lagu soo bandhigay Markabka waxaa kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirakoob Muujinaya in Soomaalida ku nool magaalada Sioux Falls , Mareykanka kun iyo lix boqol oo qof Sida uu qorey wargeys Urgus Leader ee kasoo baxa dalka Maraykanka, tirakoob la sameeyey ayaa muujinaya in Soomaalida ku nool magaalada Sioux Falls (Suu Foolis) ee gobolka South Dekota ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Mudane Xasan Cumar Mahadalle(guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya) Mudane Xasan Cumar Mahadalle waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya oo May 6-deedii 2015-ka gudoomiyihii gudiga Caasho Geelle is cashishay. Mudane Xasan Cumar Mahadalle…