1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal u Dhashay Dalka Kenya Oo Si Kumeel Gaar Ah Looga Dhigay Madaxa Ciidamada AMISOM Sarkaal u dhashay wadanka Kenya oo lagu magacaabo Major General Jonathan Rono ayaa mas’uul ka noqonaya ciidamada 22,000 (Laba iyo Labaatan Kun) ah ee ka socda wadamada Midowga Afrikana kuwaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Curyaamiintii Maalmahan Banaanbaxyada Dhigayay oo Gargaar Loo Qeybiyey Iyada oo dhawaanahan ay banaanbaxyo joogto ah dhigayeen curyaamiinta Soomaaliyeed iyaga oo ka cabanayay daryeel xumo iyo in gargaarkii loosoo dhiibey aanan lasoo gaarsiinin ayaa maanta 3 kun oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Dalka Talyaaniga Oo Laga Deyrinayo Xaaladda Ay Ku Noolyihiin (Dhageyso Wareysi) Wixii ka dambeeyay bur burkii dhexe ee dalka waxaa dalka ka cararay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaa oo noloshooda kula baxsaday meel walba oo ay u arkaan in ay amni ku heli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiintabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Dalka K/Afrika oo Ka Deyriyey Weeraro Lagu Qaadey Soomaalida Wasiirka Amniga ee maamul goboleedka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika Willies Mchunu ayaa ka deeyriyey weeraro lagu qaadey dukaamo ay leeyihiin Soomaalida ku nool gobolka KwaZulu-Natal. Wasiirka ayaa sheegey in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhawrka Guud oo u Digey Ganacsatada Ku Shaqeysanaya Hantida Qaranka Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka Nuur Jimcaale Faarax ayaa u digey ganacsatada in ay lacago iska galiyaan dhulka hantida guud, wuxuuna sheegey in aanan lacagta meesha ka gasha loo celin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Nabadeen Ka Dhex Bilaabay Dhinacyadii Ku Dagaalamay Xawaadley (Dhageyso) Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe oo ku baxay dagaal dhawaan ka dhacay deegaanka Xawaadleey oo ku dhaw degmada Balcad, ayaa rajo ka muujiyay in la xaliyo dagaaladaasi, iyo sidoo kale waxyaabihii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Demada Balcad Oo Ka Digay Beerashada Waxyaabaha Maanka Dooriya (Dhageyso) Maamulka Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa ka digay tabcashada beerashada waxyaabaha waxyaabaha Maanka dooriya oo uu sheegay in dad badan ay ku howlan yihiin. Maxamuud Maxamed Saneey oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Wada Qorshe Dib u Dejin Loogu Sameynayo Dadkii Laga Saaray Xarumaha Danta Guud Ee Muqdisho (Dhageyso) Mudooyinkii ugu dambeyay waxaa jiray olole balaaran oo ay waday dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taa oo dadka shacabka ah looga saarayay xarumaha dowladda ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen wixii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Xagga Amaanka Oo Laga Dareemayo Deegaanka Mareerey Ee Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Maamulka deegaanka Mareereey ee gobalka Shabeelaha Hoose yaa sheegay in amni balaaran uu xilligaan ka jiro deegaankaasi, ka dib markii howlgalo is xig xiga ay halkaasi ka sameeyeen ciidamada dowladda…