1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cabdisalam Xaaji Adan oo Muqdishu Ka Shaaciyay Murashaxnimadiisa+Sawiro Axmed Cabdisalaan ayaa maanta kulan ka dhacay Muqdishu ka shaaciyay mar kele Murashaxnimadiisa gobolada dhexe, Waa markii labaad uu si rasmi ah u shaaciyo in uu yahay murashax gobolada dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Doorka ay Dumarka Ku Leeyihiin Warbaahinta iyo Sida Lagu Xoojin Lahaa oo Muqdishu Ka Dhacay Kulan ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka Saxafiyiinta ee SWJ ayna gacan ka geysatay hay’adda Relief International ayaa ka dhacay magaalada Muqdishu. Kulanka waxaa ka hadlay Gudoomiyaha ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7-qodob Oo Laga Soo Saaray Safarkii Ra’iisul Wasaare Cumar Ku Tagay Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wafdi uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyaga oo halkaasi kula kulmay madaxda maamulka Jubbland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Dadka Ku Nool Gobalada Puntland Oo La Shaaciyay Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeestay tirakoob shalay ay soo saartay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan tirada dadka Soomaaliyeed. Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee Puntland Cali Axmed Faatax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doon Ay Saaran Yihiin In Ka Badan 2-kun Soomaali Kasoo Carartay Yemen Oo Soo Gaartay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa sheegaya in halkaasi ay soo gaartay Doon ay saaranyihiin in ka badan 2-kun oo ruux kuwaasi oo kasoo cararay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasare Cumar Cabdirashiid Oo Magaalada Kismaayo Kula Kulmaya Madaxda Maamulka Jubbaland Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ku hoyday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose, ka dib safar uu halkaasi ku tagay. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Kusoo Wajahan Boosaaso Guddiga gurmad qaxootiga Soomaaliyeed ee ka imaanaya dalka Yemen ayaa u xaqiijiyay Goobjoog News, in maanta oo Arbaco ah magaalada Boosaaso ay kusoo wajahanyihiin Soomaali badan oo kasoo cararay dagaallada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo Kordhiyay Mudada Joogitaan-ka (UNSOM) Golaha Amaanka ayaa talaadadii isku raacay qaraar lagu kordhinayo Mudada joogitaanka Qaramada Midoobey ee dalka Soomaaliya, mudada cusub ee loogu daray Joogitaanka UNSOM waxaa ay ku eg tahay Aug. 7,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Sheegay In Al-shabaab Ay Kala Wareegeen Deegaanno Dhowr Ah Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadaan deegaano hoostaga degmadaasi, iyaga oo sheegay in ciidamada ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Federaalka Uu Horseedi Karo Dagaallo Sokeeye Mid kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka ayaa sheegay in nidaamka Federaalka uu dalka u horseedi karo dagaallo dhex mara beelaha Soomaaliyeed. Aqoonyahankaan oo lagu magacaabo Mursal…