1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xaaf “Somaliland Wey Siyaasadeysay Imaanshiyaha Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen” Xidhibaan Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Somaliland ay siyaasadeysay u gurmashada shacabka ku dhibban dalka Yemen. Waxa uu sheegay in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baaq u Diray Dhallinyarada Gobalka Banaadir Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeybgalay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa baaq dhinacyo badan isugu jira waxa uu u diray dhalinyarada ku dhaqan gobalka Banaadir. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir u Socday Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Lagu Kala Kacay Maalmahaan magaalada Hargeysa waxaa ka soconayay shir ballaaran oo ay lahaayeen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka ee Somaliland kaasi oo looga hadlayay arimo badan oo maalmahaan dambe la’isku hayay ayaa hadana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Dib U Dhigtay Wada Hadalladii Yemen ee Geneva Xogheyaha Qaramada Midoobey Banki Moon ayaa ka dalbaday ergagiisa Yemen Ismaciil Walad Sheekh Axmed in dib loo dhigo wada hadallada Yemen oo Khamiista lagu waday in ay ka dhacdo Geneva.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska oo Ka Digtay in Suuriya iyo Ciraaq la Kala Qeybiyo. Laurent Fabius Wasiirka arimaha dibadda dalka Faransiiska ayaa ka digay in la kala qeybiyo dalalka Ciraaq iyo Suuriya. Wasiirka arimaha dibadda oo ka jawaabayey su’aalo ay Baarlamaanka dalkaasi ka weydiiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro : Booqashadii Madaxweyne Xasan ee Furumaha Dagaalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqdey deegaanada Awdheegle iyo Mubaarak ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo ciidamada dowladda ay kula dagaalamayeen xooggaga Alshabaab. “Waan idin ku bogaadinayaa sida geesinimada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cumar Carte “Waxaa Loo Baahanyahay Dib U Habeyn Maareynta Maaliyadda” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta Maaliyada Dowladda oo ka kooban Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Xafiiska RW, Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Yimid Muqdisho, Lana Kulmey Ra’isulwasaaraha Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhaweeyey Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid, Raysal Wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geedi,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta oo Soo Bandhigtey Qiyaasta Tirakoobka Dadka Soomaaliya Ku Nool Wasaaradda qorsheynta qaranka oo kaashanaysa hey’adda tirakoobyada Qaramada midoobey ayaa soo bandhigtey qiyaasta tirakoobka dadka ku nool Soomaaliya. Goobtii warbixinta lagu soo bandhigayay waxaa joogey Ra’isulwasaare ku xigeenka Maxamed Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa garoonka magaalada…