1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adeegyadii Bulshada Ee Degmada Luuq Oo Gabi Ahaanba Xayiran (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degamada Luuq ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gabi ahaanba halkaasi aanu ka shaqeyneen goobihii adeegyada bulshada, sida Garoonka, Isbitaalada iyo dhamaan goobaha ganacsiga ee degmadaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo Ka Shiray Amaanka Guud Ee Dalka (Dhageyso) Kulan looga hadlayay amaanka guud ee dalka iyo howlgalada sida gaarka ah uga socdo magaalada Muqdisho ayaa xalay waxa ka qeybgalay mas’uuliyiin iyo saraakiil ciidan. Waxaa kulanka ka qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mala Isku Keeni Karaa Haasaawe Taleefan iyo Waxbarasho Tayo Leh? (Dhageyso Warbixin) Waxbarashada waxa ay muhiim u tahay qof walba, qof hadii uu waxbartana waxa uu ku gaaraa waxbarashadiisa horumaro badan, dalkana waxbuu ugu qabtaa. Hadaba waxaa jira caqabado badan oo laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb Oo Ergo Nabadeed u Diraya Degmooyinka Guriceel Iyo Dhuusamareeb Oo Dhawaan Lagu Dagaalamay Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in dhawaan Ergo ka shaqeysa nabadda ay u dirayaan degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ee gobalka Gal-gaduud, halkaasi oo dhawaan dagaalo ay ka dhaceen. Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Kala Tirsan Dowladda Federaalka Iyo Ahlu-sunna Oo Ka Shiray Dagaalkii Ka Dhacay Guriceel (Dhageyso) Degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud waxaa xalay ka dhacay kulan balaaran oo wadatashi ah, kaa oo looga hadlayay arimaha ku aadan dagaalkii ka dhacay degmadaasi iyo sidoo kale sidii looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Beeniyay In Ay Is Hortaag Ku Sameeyeen Garoonka Cusub Ee Gal-mudug (Dhageyso) Maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay wararka sheegaya in iyagu ay is hortaag ku sameeyeen garoonka magaalada Gaalkacyo dhawaan ka sameesteen maamulka Gal-mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybtii Labaad Ee Qaxootiga Soomaalida Kenya Oo Maanta Dib Loogu Soo Celinayo Dalka Waxaa maanta la filayaa in xerooyinka Qaxootiga ee Dhadhaab laga soo qaado qeybtii Labaad Qaxooti Soomaaliyeed oo dalbaday in dib loogu soo celiyo wadankooda. Dadkaan maanta lasoo qaadayo ayaa tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Nabadda Iyo Midnimada “Dowladda Iyo IGAD Waxay Ka Gaabiyeen Fulinta Heshiiskii Goobweyn” (Dhageyso) Golaha Nabadda iyo Midnimada deegaanada Jubba ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Gobaleed IGAD ku eedeeyay in aysan waxba ka hirgalin Heshiiskii ka dhacay deegaanka Goobweyne ee gobalka Jubada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanad Maryan Cariif oo Soo Dhaweysay Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed kuna Baaqday In Laga Qeyb galiyo Dhamaan Gobolada Xildhibaanada ayaa si aad ah usoo dhaweyday Baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliyeed oo dhawaan looga dhawaaqay magaalada Muqdishu. Maryan Cariif Qasim ayaa sheegay in iyada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ay horay uga wada…