2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Caydiid Ilka Xanaf “Jabinta Dastuurka Waa Xabsi Daa’in Ama Dil” (Dhageyso) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Caydiid Ilka Xanaf ayaa maanta ka hadlay arimo badan oo ku aadan xuriyadda muwaadinka iyo sidoo kale xuquuqda uu shaqsiga u leeyahay in maxkamad la’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Xuquuqda Aadanaha Oo Maanta Laga Xusay Magaalada Muqdisho (Dhageyso) Magaalada Muqdisho waxaa maanta looga dabaal degay 10 December oo ah maalin caalami ah islamarkaana loo asteeyay maalinta Xuquuqda Aadanaha caalamka. Munaasabad ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin iyo qeybaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween Lagu dilay Tiyeeglow iyo Raggii Dilkaas Fuliyay oo Qaarkood Lasoo Qabtay 7 Haween ayaa lagu dilay degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool sida uu Goobjoog u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Tiyeeglow Maxamed Cabduule Xasan food Cadde. Labo Haween ayaa qoorta looga jaray dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Human Rights Watch Oo Sheegtay In Dowladda Federaalka Ay Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Arimaha Xuquuqda Aadanaha (Dhageyso) Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha Human Rights Watch ayaa sheegtay in dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ku fashilantay wax ka qabashada xaaladaha la xiriira xuquuqda Aadanaha, gaar ahaan deegaanada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Booqday Dadkii Dhawaan Ku Dhaawacmay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Bayahdba (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta booqday dadkii dhawaan ku dhaawacmay Qarayxo Ismiidaamin ah oo dhawaan ka dhacay magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobalka Bay. Shariif Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Maamulka Gal-mudug Oo Maanta Yeeshay Kulan Looga Hadlay Arimo Dhawr Ah (Dhageyso) Magaalada Gaalgacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxaa maanta kulankii caadiga ahaa ku yeeshay Wasiirada maamulka Gal-mudug, kaa oo arimo badan looga hadlay. Kulankaan waxaa shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Cabdi Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Diraya Fariin Ku Aadan Maalinta Xuquuqda Aadanaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qoraal fariin ah oo ku aadan maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha 10-December oo Sanad Walba maanta oo kale. Fariinta ayaa sidaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Markab Dagaal Iyo Ciidamo Ku Sugan Deegaanka Sabca-Asharaaf Ee Jubada Hoose Oo Rasaas Is Weydaarsaday (Dhageyso) Ciidamo ka mid ah kuwii uu hogaaminayay Barre Aadan Shire Hiiraale oo ku sugan deegaanka Sabca-Asharaaf ee gobalka Jubada Hoose iyo Markab Dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Magaalada Baydhaba Oo Sheegay In Ay Qabteyn Gaadiid Iyo Dad Lala Xiriirinayo Al-shabaab (Dhageyso) Taliyaha ciidamada Booliiska ee Magaalada Baydhaba ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada ay soo qabteen Rag lala xiriirinaayo Al-shabaab iyo gaadiid ay wateen. Wixii ka dambeeyay qaraxyadii ka dhacay…