1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Sh/hoose oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen dad ka shaqeynayay falal amniga ka dhan ah (Dhageyso) Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen dad ka shaqeynayay falal amniga liddi ku ah, kuwaa oo uu tilmaamay in dhawaan cadaaladda la hor keenayo. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Wadooyinka Hargeysa oo kusoo badanaya goobaha lagu kariyo cuntooyinka Dalka (Dhageyso) Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa kusoo badanaya goobaha maqaayadaha yar yar ah ee lagu iibiyo cuntooyinka loo yaqaano wadaniga, kuwaa oo laga sameeyo dalaga kala duwan ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland oo Maanta u Codeynaya Xeerka Gudiga Doorashooyinka Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u fadhiya u codeynta xeerka doorashooyinka Puntland oo isagu wax laga badalay, waxaana xeerkani uu kasoo gudbey golaha wasiiradda sanad ka hor. Qodobada wax laga badalyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo maanta xiray wadooyin badan oo Muqdisho ku yaala Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray wadooyin badan oo ku yaala magaalada Muqdisho, maadaama ay kulan leeyihiin xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa la arkayaa ciidamo badan oo wadooyinka taagan, iyadoona maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii ugu horeeyey ee Qaxootiga Soomaalida Kenya oo Lasoo Celinayo 8-da Bishan Horintii ugu horeysey oo dad qaxooti ah ayaa Kenya kasoo laabanaya 8-da bishan, waxaana lagu soo celinayaa magaalada Kismaayo. Dadkani ayaa qaxootiyada ku jirey wax ka badan 20 sano tan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Siyaabo Kale Duwan Uga Hadlay Codeynta Maanta (Dhageyso) Mudanayaasha baarlamaanka ee ku kala aragti duwan mooshinka codka kalsoonida loogu qaadayo Ra’isulwasaare Cabdiwali ayaa siyaabo kale duwan uga hadlay mooshinka iyo codeynta maanta. Qaar ka mid mudanayaasha saxiixey mooshinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Falkan isqarxinta ah wuxuu ina tusayaa cadaawadda iyo naflacaariga kooxaha nolol diidka ah” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo galabta lagu qaaday makhaayad ku taalla Baydhabo. “Falkan isqarxinta ah ee lala bartilmaameedsaday dad shacab ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka oo Maanta Codka Kalsoonida U Qaadayo Ra’isulwasaare Cabdiwali Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay codka kalsoonida u qaadaan Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo laga keeney mooshin cod kala laabasho ah. Mooshinka oo maalmahan laga doodayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Dheeraad ah(Dhageyso): Wariyaal Lagu Laayey Qarax ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Baydhabo, Koofur Galbeed Soomaaliya Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya qaraxii galabta ka dhacay Baydhabo, qiyaastii 15 qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 qofna waa ku dhaawacmeen kadib markii Gaari lagu qarxiyay goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Baydhabo, Koofur Galbeed Soomaaliya(Dhageyso) Qaraxan oo ka dhacay Baar ku yaalo bartamaha magaalada Baydhabo ayaa lagu fuliyay baabuurta yar ee raaxada, dhimasho iyo dhaawan ayaa la sheegayaa balse wali ma cada tirada rasmiga ah…