1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Gaarsiisay Magaalada Xudur Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool oo uu dhawaan ka da’ay Roob xoogan oo dhamaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 28 Ruux oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Markab Ku Siijeeday Filibiin Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday u ku gubtay dalka Filibiin,dabka ayaa ka bilowday qolalka qaboojiyaha ee markabka habeenimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka oo Booqanaya Turkiga Xilli La Amray in Lasoo Xiro Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo socota ee Abriil, si uu u daah-furayo koronto-dhaliyaha tamarta Nukliyeerka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa Ambasador Richard H. Riley, usoo magacowday Safiirkeeda cusub ee fadhin doona Soomaaliya, kaas shaqada kala wareegi doona Safiirkii ka horeeyay Larry André oo xilka hayay tan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyada Kenya oo Laga Walaacsan Yahay Iney Isku Badelaan Dagaal Qoomiyadeed Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa cambaareeyay mudaaharaadyadii ay mucaaradka ka dhigeen dalka, taas oo horseeday burbur hantiyeed oo u uku jiro dullaan lagu qaaday beer ay leeyihiin qoyska madaxweynihii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Fatahaadaha Baardheere asiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey shir ay isugu imaadeen Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha Bin’aadanimada oo looga hadlaayay xaalada Magaalada Baardheere oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March, waxaana saadaasha ay muujinaysaa in todobaadkaan ay Roobaab fiican ka di’i doonaan qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Kenya oo Kala Eryay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Qiimaha Maciishadda Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday si ay u kala eryaan mudaaharaadyo ay ku baaqeen mucaaradka, kaasoo socday ku dhawaad laba toddobaad, kaasoo looga soo horjeeday qiimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Dowlad Deegaanka Soomaalida Dowlad deegaanka Soomaalida oo muddooyinkii dambe deegaanno badan oo kamid ah ay ka jireen abaaro aad u sameeyay dadka iyo duunyada ayaa waxaa inta badan ka da’ay Roobka xilliga Gu’ga,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruuska oo Hubkeeda Nukliyeerka Ku Rakibaysa Belarus Xilli ay wali taagan tahay cabsida dowladaha reer Galbeedka ee ku aadankii sanad ka hor uu Ruuska ku qaaday dalka Ukrine, ayaa mar kale madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, waxaa uu…