AMISOM oo soo dhaweysey doorashada Koonfur Galbeed Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha Midoowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman Sadiiq ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegey in uu taageerayo doorashadii ka dhacday Baydhabo ee hogaamiyaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Shirkii Copenhagen oo goor dhaw furmay (Sawiro) Wararka naga soo gaaraya magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa sheegaya in halkaasi uu ka furmay shirkii la sugaayay ee looga hadlaayay hiigsiga 2016-ka. Furitaanka shirkaan waxaa lasoo sheegayaa in…
2 daqiiqo 28 Degmo oo Soomaaliya ka tirsan oo La La’yahay dariiq gargaar Loo Mariyo Sida ku cad warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey, illaa 6 degmo oo Soomaaliya ka tirsan ayay aad u saameeyeen abaarta dalka ka jirta. Gobolka Gedo boqolkiiba %70 dadka degen…
1 daqiiqo Meydka Wariye Cabdirisaaq Silver oo maanta lagu aasay magaalada Gaalkacyo (Sawiro) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxaa m,aanta lagu aasay Allah u naxariistee Meydka Wariye Cabdirisaaq Cali Cabdi Silver oo xalay rag hubeysan ku dileen waqooyiga magaaladaasi. Aaska wariyaha waxaa…
2 daqiiqo Ajandaha shirka maanta ka furmi doona magaalada Copenhegan ee dalka Denmark Waxaa maanta magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ka furmi doona shir looga hadlayo hiigsiga 2016, waxaana soo qaban qaabisay dowladda Denmark. Hadaba Akhristayaal waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Ajandaha…
1 daqiiqo Nicholas Kay oo ku booriyay dowladda Federaalka iyo saaxiibadeeda caalamka inay diiradda saaraan ka miradhalinta faa’idooyinka Hiigsiga Cusub Qoraal kooban oo uu soo saaray Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa dowladda Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamka waxa uu ugu baaqay in ay…
2 daqiiqo Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Baydhaba ee lagu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, taa oo loogu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu noqdo hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Shariif Xasan, kuna bogaadiyay in la saxo wixii ka dhiman dhameystirka Koonfur Galbeed Copenhagen 19 November 2014 – Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, wuxuu soo dhaweeyayaa dhismaha maamulka dawlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya. Wuxuu hambalyo iyo bogaaadin u diraayaa Madaxweynaha…
1 daqiiqo Shirka Copenhagen oo maanta la filayo in uu furmo Waxaa maanta oo taariikhda ku beegan tahay 19 November 2014, la filaayaa in magaalada Copenhagen uu ka furmo shir looga hadlayo Hiigsiga 2016 kaa oo ay soo qaban qaabisay dowladda…