2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Loogu Baaqay In Uu Wasiiro Ka Dhigo Dad Yaqaana Dhaqanka Iyo Bulshada Soomaaliyeed (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa loogu baaqay in wasiiro uu usoo magacaabo shaqsiyaadka kala yaqaan Bulshada Soomaaliyeed iyo dhaqankeeda. Muumin Gariig oo ka mid ah siyaasiinta Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ahlu-sunna Ee Gobalka Gedo Oo Sheegay In Al-shabaab Dhabar Jab Ay Ku Tahay Is Dhiibitaankii Sakariye Ismaaciil (Dhageyso) Saraakiisha Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Gedo ayaa sheegay in dhabar jab xoogan ay ku tahay Al-shabaab is dhiibitaankii dhawaan ee uu is dhiibay Sarkaal ka mid ahaa Ururkaasi, kaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Degmada Buuloburde Oo Ku Hanjabay In La Xirayo Odayaal Ku Shiray Degmadaasi (Dhageyso) Gudoomiyaha degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa ku hanjabay in la xirayo Odayaal dhaqameed maanta ku shiray degmadaasi, kuwaa oo gudoomiyaha ku eedeeyay wax qabad la’aan. Gudoomiyaha oo u waramay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Ku Kulmay Degmada Buuloburde Oo Cabasho Ka Muujiyay maamulka degmadaasi (Dhageyso) Degmada Buulo Burde ee gobalka Hiiraan waxaa kulan ku yeeshay Odayaal dhaqameed sheegay in xilligaan ay aad uga cabanayaan gudoomiyaha degmadaasi. Odayaashaan waxa ay tilmaameen in shacabkii ku dhaqnaa degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WFP oo Sheegtey in ay Heshey $45 Malyuun oo Loogu Deeqey Qaxootiga Soomaalida Hey’adda cunada adduunka WFP ayaa sheegtey in dalal badan ay si wanaagsan oga soo jawaabeen qeylo dhaan bishii hore u dirtey oo ahayd in raashiinkii la siinayay qaxootiga Soomaalida Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Af-Soomaaliga iyo Isticmaalkiisa Dhalinyarada Waxaa dhawaanahan soo kordhaya walwalka laga qabo Afka Soomaaliga, iyada oo golayaal kala duwan lagu soo hadal qaado sidii Afka Soomaaliga loo xifdin lahaa, islamarkaasina loo badbaadin lahaa mustaqbalkiisa. Iyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasn Sheekh iyo Sheekha Azhar Ahmad al Tayyib oo Qaahira uga Wada Hadlay Deeqaha Waxbarasho ee Ardayda Soomaalida Azhar Siiso iyo Arimo Kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekhul Azhar Ahmad al Tayyib ayaa magaalada Qaahira ku yeeshay kulan si aad ah Saxaafadda uga hadashay. Al-azhar waa Machad iyo Jaamacad, waxaa dhigto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saldhig Booliis oo Laga Furey Degmada Shibbis ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta xariga ka jaray saldhig booliis oo ay yeelanayso degmada Shibbis ee gobolka Banaadir taasi oo aanan horey u lahayn saldhigga. Guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen Muungaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog News