1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Muqdisho Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Deefoow (Dhageyso) Waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan, kaasi oo dad badan ay ku dhinteen. Nabadoon Maxamed Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Deefoow Ee Gobalka Hiiraan Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay beelo wada dega deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan ayaa xalay dib uga dhacay deegaankaasi. Dagaalkaan oo bilawday abaare Fiidkii xalay ayaa socday ku dhawaad Afar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyaal Ku Dhaawacmay Weerar Bam Oo Lagu Qaaday Xarunta Radio Gaalkacyo (Dhageyso) Wariyaal ka mid ah Radio Gaalkacyo ayaa habeenkii xalay ahaa ku dhaawacmay weerar Bam oo ay ku qaadeen rag ilaa iyo heybtooda aan la garan. Xilli shaqada Idaacadaasi ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax Kale oo Isu Soo Taagay Madaxtinimada Gobolada Dhexe Waxaa sii kordhaya tirada musharixiinta isu taagaya madaxweynenimada maamul goboleedka gobolada dhexe oo lagu wado in shir lagu dhisayo uu furmo sanadka cusub ee 2015-ka. Maxamed Daahir oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeneey Dhashay 4 Carruur oo Mataano ah oo Ay 3 Ka Saqiireen Haweeneey lagu magacaabo Faadumo oo dhawaan magaalada Muqdisho ku umushay illaa 4 carruur ah oo mataano ah ayaa waxaa ka saqiirey 3 ka mid ah, xaaladeeda caafimaadna waa mid kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH : Zakariye Ismaaciil oo Laga Soo Dajiyey Garoonka Aadan Cadde Warar hadda naga soo gaaraya garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa sheegaya in halkaasi laga soo dajiyey sargaalkii Alshabaab ee dhawaan iska soo dhiibey gobolka Gedo, kadibna dowladda Kenya ay la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Meel Mariyay Miisaaniyadda Dowladda Ee Sanadka 2015 Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa meel mariyay miisaaniyadda dowladda ee Sanadka 2015. Kala Fadhiga Shanaad Baarlamaanka Kulankiisa 26-aad ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Masar Oo Tababari Doonta Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib safar uu ku tagay dalka Masar, isaga oo la kulmay madaxda dalkaasi. Dowladda Masar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Aweys Aar iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. …