WAR DEG DEG AH: Dibadbax dhimasho sababay oo haatan ka socda magaalada Burco Wararka ka imaanaya magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaa sheegaya in halkaasi uu ka bilawday dibadbax xoogan oo ay dhigayaan dad careysan. Dadka dhigaaya dibadbaxa ayaa kasoo horjeeda mooshinka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Ciidamada Somaliland oo xabsiga dhigay Laba xildhibaan iyo Afar Wariye Ciidamada maamulka Somaliland ayaa goor dhaw waxay xabsiga u taxaabeen Laba ka mid ah xildhibaanada maamulkaasi iyo Afar Suxufi oo Hargeysa ka howlgasha. Xildhibaanadaan ayaa taageersan xisbiga Wadani, waxaana ay…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Wasiiro ka mid ah xukuumada Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa goor dhaw gaaray wasiiro ka mid ah xukuumada Soomaaliya. Wasiiradaan ayaa kala ah, arimaha gudaha Cabdulaahi Goodax Barre, Gaashaandhiga Maxamed Sheekh Xasan…
1 daqiiqo WAR DEG DEG: Saxaafadda oo dibad joog ka ah xarunta golaha shacabka ee Muqdisho Waxaa maanta la filayaa in baarlamaanka Soomaaliya uu kulan ku yeesho xarunta golaha shacabka, iyadoo durba la Jeexjeexay buugii xaadirinta mudanayaasha. Wariyaasha loogu tala galay in ay soo tabiyaan kulanka…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Buugii xaadirinta Xildhibaanada baarlamaanka oo la jeexjeexay Wararka ka imaanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la jeex jeexay buugii xaadirinta ee baarlamaanka Soomaaliya, xilli maanta ay kulan leeyihiin xildhibaanada. Barlamaanka Soomaaliya oo hadda…
2 daqiiqo Taliyihii ciidamada Uganda ee AMISOM oo maxkamad lasoo taagay Kampala Col. Benson Olanya oo horey u ahaa taliyaha ciidamada Uganda ee AMISOM ee ka tirsan oo maxkamad militari lasoo taagay dalkaasi ayaa ka hadlay eedeymo loo heysto taasi oo ku…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog News
2 daqiiqo Kooxdii Fanka ee Dur-Dur oo dib loo asaasay Koox faneedkii caanka ahayd ee Dur-Dur ee xiligii dowladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre ayaa dib looga asaasay dalka Maraykanka, iyaga oo magaalada Minneapolis ka qabtay bandhig faneed ay si…
1 daqiiqo Odayaasha ku dhaqan Baladweyne oo fariin u diray madaxda dowladda iyo baarlamaanka Soomaaliya (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa fariin u diray madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taa oo ku aadan khilaafka xilligaan taagan. Nabadoon…
1 daqiiqo Isbitaalka Qaaxada ee degmada Qoryooleey oo dawo la’aan laga soo sheegayo (Dhageyso) Degmada Qoryooleey ee gobalka Shabeelaha Hoose waxaa dhawaan laga hirgeliyay xarun caafimaad oo loogu tala galay in lagu daweeyo dadka Qaaxada qaba, iyadoo halkaasi ay jiifaan dad uu cudurkaasi soo…