1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hey’adda iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland? Gudomiyaha hey’adda mareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray caasimadda Garoowe ee maamulka goboleedka Puntland. Wafdiga guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay madaxweyne ku xigeenka ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Madaale oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Saudi Arabia halkaas oo uga bilaawday booqasha rasmi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Cabrirkiisa Yahay 6.8 oo Ku Dhuftay Wadanka Ecuador Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 6.8 ayaa ku dhuftay xeebaha Koonfureed ee wadanka Ecuador ee dhaca Latin America, waxaana lasoo warinaa in ay jiraan khasaare dhimasho iyo burbur dhimayaal, sida mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Kulan La Qaatay Safiirka Sucuudiga Gudoomiyaha ha’yadda maaraynta musiibooyin Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle yo wafdigiisa ayaa la kulmay safiirka boqortooyada sacuudi carabiya Axmed bin Maxamed Al- muwaladi. Safiirka ayaa balan qaaday inay si dhaw ula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Dhowrista Xogta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda ayaa maanta Meelmariyay Hindise Sharciyeedka Dhwrista Xogta, waxaana haa ugu codeeyay dhammaan sanataradii soo xaadiray kulanka. Golaha ayaa hore usoo meel mariyay sharciyo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorial galahad aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah kulan ku leh xaruntooda Magaalada Muqdusho, iyaga oo ka doodaya Ajandayaal dhowr ah. Ajandaha kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Baydhabo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka kooban…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Imaaraadka Kala Wareegtay Markab Gargaar ah Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Dekada Magaalada Muqdisho kala wareegay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi Markab sida Deeq gargaar ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muhaajiriin Ku Geeriyootay Badda u Dhaxeysa Giriiga iyo Turkiga Ciidamada ilaalada Xeebaha dalka Turkiga ayaa sheegay in Muhaajiriin ay ku geeriyoodeen meel ka baxsan biyaha dalkaasi, iyaga oo qeyb ka ahaa Muhaajiriin magangalyo doon ah oo ku sii jeeday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirka Wasaaradaha Ganacsida Dawladda Federalka iyo Dawlad Goboleedyada ? Intii shirka uu socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo mas’uuliyiintu ay heshiis ka gaareen inta badan qodobadii la isla soo qaaday.