6 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sooyaalka Geedi Socodka Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland Maamulka Somaliland waxa uu gooni isu taag ku dhawaaqay 18 May 1991, balse ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday Somaliland, waxaa intaasi barbar socotey in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Rajo Ka Muujiyay In Sanadka 2015 Horumar Laga Sameeyo Wada Hadalka Dowladda Iyo Somaliland (Dhageyso) Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in sanadka 2015-ka horumar laga sameyn doono wada hadalada u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland, gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanka Bariire Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka (Dhageyso) Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha hoose waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, iyadoo sidoo kale halkaasi laga soo sheegayo cudurka duumada. Cali Cabdoow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Farqiga u Dhaxeeya Shidaalka Lagu Iibiyo Kaalimaha Iyo Midka Hareeraha Wadooyinka Lala Fadhiyo Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanayay Kaalimo shidaalka ah, oo laga helayo adeegyada gaadiidka ay u baahan yihiin. Waxaa goobahaan loo dhisay qaab aad u qurxoon, leh goobo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Sheegtay In Cabsi Ka Qabaan Danaha Gaarka ah ee Dalka Ka Leeyihiin Dowladaha Shisheeye (Dhageyso) Sii hayaha xilka Wasiirka Waraasadda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee dowladda Federaalka Injineer Luqmaan ayaa sheegay in dhibaatada ugu badan ee dalka dib u dhaca u keentay tahay xal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sheegay In Maamulada Loo Dhisayo Gobalada Dalka Ay Keeni Karaan Isku Dhac Shacabka Dhexdiisa Ah (Dhageyso) Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulada loo dhisayo gobalada dalka in ay keeni karto isku dhac dhanka shacabka ah iyo sidoo kale in dadkii lasii kala gooyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 40 Gaadiidka Xamuulka oo Muddo Bil ah Dhiiqo Ku Jira Wado u Dhexeysa Baardheere iyo Baydhabo (Dhageyso) Roobabkii xooganaa ee daadad watey mudooyinkii ugu dambeeyeyna ka da,ayey wadada dheer ee isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Baardheere oo dhererkeedu uu yahay ilaa 210 km ayaa markii ugu horeysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha “Dhalinyarada Wax Baratay Ayaa Ka Badatay Kuwa Qoryaha Heysta” Sii hayaha wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dowladda federaalka Soomaaliya Injineer Luqmaan Maxamed Ismaaciil ayaa sheegey in ay jiraan ifafaalooyin badan oo rajo galiyey isaga , islamarkaasina dalka Soomaaliya u muuqdo…