Warsaxaafadeed Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Gudoomiyaha Guddiga Maalliyadda ,Miisaaniyadda iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda Xildhibaan Sheekh…