7 daqiiqo Sheeko:Dalka Mustaf Dhuxuloow Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Dowladda Federaalka u Qabsoomay Todobaakii Hore (War-saxaafadeed) Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalidii Ugu Badneyd Oo Lagu Xiray Dalka Angola (Dhageyso) Ciidamada Booliiska dalka Angola ayaa xabsiga dhigay dad badan oo Ajaaniib ah, islamarkaana ay ku jiraan Soomaali badan, kuwaa oo badi lagala baxay guryahooda iyo Masaajida. Axmed Nuur Xirsi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaal Degga 71-sano Guuradii Kasoo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo Muqdisho Ka Socda Magaalada Muqdisho waxaa maanta looga dabaal degayaa 71-sano guuradii kasoo wareegtay marki la aas aasay ciidamada Booliska Soomaaliyeed, taa oo Sanad Walba la xuso. 20-ka December 1943 ayeey ku beegneed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin donnaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEGDEG AH : Madaxweynaha oo u Amba Baxaya Dalka Jabuuti Halkaasi oo uu Kula Kulmayo Axmed Siilaanyo Warar hadda nasoo gaaraya waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya uu u duulayo dalka Jabuuti halkaasi oo uu ka dhacayo kulan muhiim ah oo dhexmaraya dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Hanka Nolosha Qeybtii 14-aad (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha Qeybtiisa 14-aad, waana barnaamij aynu ku kusoo bandhigno Hanka dhalinyarada Soomaaliyeed. Barnaamijka Waxaa Todobaadkaan idiin Tabinaya Ibraahim Aadan Maxamed. Halkaan Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Dalka Kenya Oo Aragti Kala Duwan Ka Bixiyay Xilka Ra’iisul Wasaare Ee Loo Magacaabay Cumar Cabdirashiid (Dhageyso) Qaar ka mid ah Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Kenya ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay xilka Ra’iisul wasaare ee dhawaan loo magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Wariyaha Goobjoog Fm,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay In Ay Al-shabaab Kala Wareegeen Deegaano Ku Dhaw Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamada dowladda ay la wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmadaasi, ka dib markii Al-shabaab ay halkaasi isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Finland Oo Xukun Ku Riday Dad Ku Eedeysan In Dhaqaalo Ay Siiyeen Al-shabaab Maxkamada ku taala dalka Finland ayaa xukun xarig ah ku riday 4 nin oo ay ku eedeysay iney taageero dhaqaale u fidinayeen Ururuka Al-shabaab oo xiriir dhaw la leh ururka…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Kaluumaysiga Xilliga Habeenkii Ee Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Dad badan oo kalluumeysato ayaa habeen kasta marka ay urtu kala degto u jalaabasho taga jamalada waaweyn ee ku teedsan xeebaha magaalada Muqdisho, iyaga oo ka faa’iideysta dhaqdhaqaaqa bada dusheeda…