1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere Warar kale duwan ayaa waxaa laga helayaa weerar dagaalmayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen guriga Martida ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo lasoo warinayo inuu ka dhashay khasaare soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhakhaatiirta UK oo Shaqo-joojin Sameynaya Muddo Sedex Maalin ah Dhaqaatiir gudaha UK ayaa bilaabay shaqo joojin ay ku dalbanayaan mushaar kordhin, waxaana ay isugu soo baxeen wadooyin iyaga oo ku cabanaya doonista mushaar sare. UK ayaa dhaqaale xumi caga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar qaadan doona laba maalin uu maanta ku gaaray caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si diiran ugu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Wasaaradaha Warfaafinta Ee Jaamacadda Carabta Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa dalka Kuwait uga qayb galaya shirka guddiga joogtada ee Warfaafinta Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu wado inuu ka furmo dalkaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah: 1. Ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Fulisay Askar Dil Geysatay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay laba eedeysane, kuwaas oo lagu eedeeyay dilal ay horey u geysteen, labada shakhsi ee toogashada lagu fuliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaarka Ka Qeybisay Maxaas Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Deeq Gargaar raashin ah ka qeybisay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Isgaarsiinta oo Amar Dul-dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa guddoomiyay Shir muhiim u ah shaqada wasaaradda oo looga hadlay arrimo la xiriira shaqada ay qabtaan Shirkadaha Isgaarsiinta dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Baarlamaanka Adduunka Wefdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa gaaray magaalada Manama ee Caasimadda Dalka Bahrain oo ay uga qayb…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Maxamud M. Culusow”Dib u Eegista Sharciga NISA Waa lama Huraan” Waxaa muddo dheer lagu baaqayay baabi’inta Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda -National Intelligence and Security Agency (NISA) oo horey loogu magacaabi jiray Hay’adda Adeegga Amniga (National Security Services – (NSS)), si…