1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha ku dhaqan Baladweyne oo fariin u diray madaxda dowladda iyo baarlamaanka Soomaaliya (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa fariin u diray madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taa oo ku aadan khilaafka xilligaan taagan. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Qaaxada ee degmada Qoryooleey oo dawo la’aan laga soo sheegayo (Dhageyso) Degmada Qoryooleey ee gobalka Shabeelaha Hoose waxaa dhawaan laga hirgeliyay xarun caafimaad oo loogu tala galay in lagu daweeyo dadka Qaaxada qaba, iyadoo halkaasi ay jiifaan dad uu cudurkaasi soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidleyda gobalka Shabeelaha Hoose oo ku dhawaaqay Shaqo joojin (Dhageyso) Gadiidleyda ka shaqeeya deegaano ka mid ah gobalka Shabeelaha Hoose ayaa ku dhawaaqay shaqo Joojin ay sheegeen in ay bilaabeen maalintii shalay ahayd. Darawalada gaadiidka ka shaqeeya degmada Qoryooleey iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali ku biiraysa ciidamada dalka Maraykanka Waxaa aad u yar tirada Soomaalida heysata dhalashada dalka Maraykanka eek u biira ciidamada dalkaasi, waxaase haatan la’isku dayayaa in Soomaalida lagu qanciyo in ay kusoo biiraan ciidamada. Koox ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay xaaladda degmada Caabudwaaq oo dilal ay ka dhaceen (Dhageyso) Degmada Caabduwaaq ee gobalka Gal-gaduud oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad halkaasi ku sugan ayaa degan , ka dib markii Laba qof halkaasi lagu dilay . Xaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo dib u soo celineysa Kaalintii fanka Soomaaliyeed uu ku lahaa Afrika iyo Carabta (War-saxaafadeed) Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga oo kaashaneysa Wasaaradda Warfaafinta ayaa markii ugu horeysay muddo 24 sano ah kadib Fanaaniin kala duwan oo heer qaran ah ay u diri doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow oo sheegay in aysan suurta gal ahayn doorasho ka dhacda Baydhaba (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow ayaa sheegay in xilligaan aysan suurta gal ahayn doorasho ka dhacda magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, xilli waxgaradka ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta loo qeybin doono mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay kulan ku yeelan doonaan xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, kaa oo la filaayo in xildhibaanada loogu qeybiyo mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaaq Shiino “Madaxweynaha Koonfur Galbeed waxaynu dooranaynaa Isniinta” (Dhageyso) Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ka mid ah ergada ka qeyb galaysa shirka maamul u sameynta gobalada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay dooran doonaan madaxweyne. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Ciidamo la wareegay xarunta Baarlamaanka Somaliland iyo xiisad jirta Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamo aad u badan ay la wareegeen xarunta baarlamaanka maamulkaasi, kaa oo maanta la filaayo in lagu qabto…