3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo arimo badan ka hadlay (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jeediyay hadal dheer oo uu kaga hadlaayay arimo badan oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka. Madaxweynaha ayaa ka hadlay marxaladii uu dalka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda cunada adduunka WFP oo dhimeyso raashiinkii la siin jirey qaxootiga Soomaalida Kenya Illaa nus malyuun qof oo qaxooti ku ah dalka Kenya, kuwaasi oo badankooda kasoo jeeda dalka Soomaaliya ayaa wixii barito ka biloowda waxaa wajahaysa cunto yari kadib markii barnaamijka cunada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo ku hanjabay in uu jarayo deeqdii uu siin jiray dowladda Federaalka Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa la sheegey in uu ku hanjabay in uu jarayo kaalmadii uu siinayay dowladda federaalka Soomaaliya sida ay tabisey wakaaladda wararka AP ee Maraykanka laga leeyahay. Wakaaladda oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed, iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garabka Barre Hiiraale oo sheegay in khilaafka madaxda uu caqabad ku yahay wada hadalada Kismaayo (Dhageyso) Golaha nabadda iyo midnimada Jubba ayaa sheegay in dib u heshiisiin rasmi ah oo ka dhacda magaalada Kismaayo uu ku hor gudban yahay khilaafka madaxda dalka. Afhayeenka golaha nabadda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba qof oo maanta lagu dilay degmada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Caabduwaaq ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu dilay degmada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud, taa oo keentay in xaaladda degmada ay isbedashay. Nimankaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga oo ka walaacsan khilaafka madaxda dowladda Federaalka Wasaaradda arimaha dibadda dowladda Talyaaniga ayaa shaacisay sida ay uga wal walsantahay is maandhaafka xoogan ee u dhaxeeya Madaxweyne Xasan iyo Riisul wasaarihiisa Cabdiwali Sheekh Axmed. Bayaanka ka soo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo howlgal ay ka sameeyeen Muqdisho ku qabtay Gaari iyo Jaakado ay ku xiranyihiin walxaha qarxa (Dhageyso) Ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwo si gaar ah u tababaran ayaa degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho waxay sameeyeen habeenkii xalay ahaa, howlgal lagu soo qabtay Gaari la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda UNDP iyo Dowladda Federaalka oo kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha maamul goboleedyada Sida ay sheegtey hey’adda mashaariicda horumarinta Qaramada Midoobey ee UNDP, waxaa heshiis wada saxiixday wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka iyo UNDP kaasi oo ku saabsan sidii dowladda Soomaaliya gacan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadamada Soomaaliya, Ethiopia iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis biyo xireen ah Mashruuc balaaran oo biyo xireen ah iyo waliba qeybsiga biyaha wabiga Dawa ee maraya xuduuda sedexda dalka ay wadaagaan ayaa lagu saxiixay magaalada Nairobi sida uu maanta faafiyey wargeyska Standard…