1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysaskii ka barakacay Baladweyne oo la gaarsiiyay gar gaar bini’aadanimo (Dhageysi iyo Sawiro) Hay’ada DRC ayaa markii ugu horeeysay qoysaskii ka barakacay Fatahaada Wabiga Shabelle ee kunool deegaanka Ceeljaale ee gobalka Hiiraan waxa ay gaarsiisay adeegyo isugu jira Baco,Maro-kaneeco,bustooyin iyo alaabta raashinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah aynu kusoo qaadan donno, waxaana idiin tabinaaya, wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno ka socda Itoobiya oo Hargeysa kula kulmay mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Somaliland (Dhageyso) Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxaa dhawaan gaaray wafdi balaaran oo ka socda dowladda Itoobiya, kuwaa oo la kulmay madaxda maamulka Somaliland. Wafdigaan ka socday dowladda Itoobiya, waxaa hogaaminaayay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal laga sameeyay deegaanka Goof-gaduud iyo deegaano hoostaga (Dhageyso) Maamulka deegaanka Goof-gaduud ee gobalka Bay ayaa faah faahin ka bixiyay amniga guud ee deegaankaasi, iyo sidoo kale howlgalo ay halkaasi ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda Soomaaliya. Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Wanlaweyn oo sheegay in ay qaadeen Isbaarooyin dhawr ah (Dhageyso) Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay xoojiyeen howlgalo lagu qaado inta u dhaxeeya degmadaasi iyo degmada Afgooye. Isaaq Xaaji Maameoo ah gudoomiyaha degmadaasi ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay askar ka mid ah maamulka Jubba oo ku dhaawacmay shil ka dhacay duleedka Kismaayo (Dhageyso) Duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose waxaa shalay ka dhacay shil gaari, kaa oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamo ka mid ah maamulka KMG ee Jubba. Ciidamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal walaac ka muujiyay xirnaanshiyaha wadooyinka gala degmada Buulo Burde (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan ayaa walaac xoogan waxay ka muujiyeen xirnaanshiyaha wadooyinka gala degmada Buulo Burde ee gobalkaasi. Nabadoon Xuseen Cabdi Mataan oo ah gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday deeq waxbarasho loogu direy dalka Itoobiya Markii ugu horey maanta waxaa dalka Itoobiya loo ambobixiyey illaa 52 arday oo deeq waxbarasho ka heley dalkaasi, waxaana garoonka dayuuradaha kusii sagootiyey wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya Ducaale Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso : Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaan Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Radio Goobjoog Dhagaysi wacan Goobjoog News
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoraaga Nuuradiin Faarax oo bixiyey waraysi xiiso badan Qoraaga Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay wargeyska New York Times, bogga Goobjoog News ayaa soo turjumey waraysiga Kuwee ka mid ah buugaagta aad habeenkii akhrisid? Waxaan…