Digniin laga bixiyay in dalka ay soo galaan ciidamo qaba cudurka Ebola (Dhageyso) Guddiga xuquuqul Insaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay ka digayaan in dalka la keeno ciidamo qaba xannuunka Ebola oo qatar ba’an ku haya wadamo badan oo caalamka ah. Guddoomiye ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Saraakiisha dowladda ee gobalka Gedo oo ka hadlay afduub gobalkaasi loogu geystay dhaqaatiir Soomaali ah (Dhageyso) Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa ka hadlay Afduub maalin ka hor gobalkaasi loogu geystay dhaqaatiir la sheegay in ay ka shaqeynayeen gudaha degmada Garbahaareey oo xarun…
1 daqiiqo Faah faahin: Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa saaka ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay agagaarka Hotel Maleeka degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho. Wararka ay heleyso Goobjoog FM ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah ku maqli doontaan, waxaa idiin tabin doona Wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo…
1 daqiiqo Human Rights Watch oo soo dhaweysay Talaabo Uganda ay ka qaaday ciidamo ku eedeysan kufsiga Haween Soomaali ah Hay’ada Human Rights Watch ayaa sheegtay in Dowlada Uganda ay qaaday talaabo muujinaysa in la daba gal la’isku sameeyo, ka dib markii shaqada ay ka joojisay Dowladaasi Saraakiil ciidan oo…
1 daqiiqo Shir uu ka qeyb galayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka furmay Adis Ababa Magalada Adis Ababa ee Dalka Eithopia waxa ka furmay Shirka Madaxda Wadamada Afrika oo uu ka qayb galayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan waxa diirada lagu saarayaa xal ka gaarista…
1 daqiiqo Isbaarooyin yaalay gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe oo la qaaday (Dhageyso) Taliyaha ciidamada xooga dalka ee gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe Maxamed Maxamuud Xasan Qaafow ayaa sheegay in ciidamada ay qaadeen Isbaarooyin yaalay deegaano ka mid ah gobaladaasi. Taliyaha oo…
1 daqiiqo Maamulka Ximan iyo Xeeb oo sheegay in Cadaado laga bilaabay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in magaalada Cadaado ay ka bilaabeen howlgalo dar dar ku socda, loogana gol leeyahay in amaanka magaaladaasi lagu xaqiijiyo. Wasiirka Arimaha gudaha maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Amar lagu bixiyay in gacanta lagu dhigo cid walba oo hub ku dhex wadata Baladweyne (Dhageyso) Guddoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Baladweyn ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto cid kasta oo hub sharci darro ah ku dhex wadata magaalada Baladweyne. Wuxuu ugu baaqay…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana diin daadihinaya Wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…