1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal ciidamada Jubba ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo oo lagu soo qabtay dad badan (Dhageyso) Ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa howlgalo balaaran, islamarkaana qaatay saacado badan waxay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Howlgalkaan ayaa bilawday habeenkii xalay ahaa, waxaana ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Wadajir “Waan ku raad joognaa dadkii ka dambeeyay dilka Yuusuf Maxamed Hilaal” (Dhageyso) Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobalka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay qaabkii saaka degmadaasi loogu dilay gudoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax ka dhan ah mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo ka dhacay Garbahaareey (Dhageyso) Dibadbax looga soo horjeedo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka dhacay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo. Waxaa ka qeyb qaatay dibadbaxaan dadweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Dhinacyada isku haya siyaasadda maamulka Koonfur Galbeed oo kulan uga furmay magaalada Baydhaba Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka waxay sheegayaan in halkaasi uu kulan uga furmay dhinacyada siyaasad ahaan isku haya maamulka Koonfur Galbeed. Kulankaan oo goor dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad ku dhaqan degmada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya oo dacwad ku furay shirkad shidaal oo Canada laga leeyahay Koox dad ah oo matalaya mid ka mid ah beelaha dega degmada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa gal dacwadeed ka furtey maxkamad ku taala degmadaasi, iyaga oo doonaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA oo sheegtay in daadadkii ka dhashay xilli roobaadka ay saameeyeen kumanaan qof oo Soomaali ah Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha bini’aadanimo ee lasoo gaabiyo OCHA ayaa sheegay in daadadkii ka dhashay xilli roobaadka ay saameeyeen ku dhawaad 50,000 (Kontan Kun) oo qof kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee Ankara oo ka hadlay gargaarka Turkiga Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga oo waraysi siiyey wargeyska Maalinlaha ah ee dalkaasi kasoo baxa Daily Sabah ayaa sheegey in xiriirka labada dal uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle oo faah faahiyay kulan uu dalka Sacuudiga kula soo qaatay madaxda Ururuka Islaamka (Dhageysi iyo Sawiro) Waxaa maanta dalka dib ugu soo laabtay wasiirka Arimaha dibadda xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ka dib safar uu ugu maqnaa wadanka Sacuudiga. Wasiirka ayaa saxaafadda waxa uu kula hadlay…