Golaha Wasiirada oo maanta dood ka yeeshay wixii ka qabsoomay barnaamijka Hiigsiga Cusub ee (New Deal) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay xaaladda dalka, ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Baarlamaanka maamulka Puntland oo meel mariyay xeerka saxaafadda Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta meelmariyay xeerka warbaahinta Puntland oo ay dhawaan baarlamaanka hordhigtay wasaaradda warfaafinta. 32 mudane ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyey xeerka saxaafadda,Waxaana xeerka la meel-mariyey…
2 daqiiqo Dabley afar qof ku dishay Mombasa Wararka naga soo gaaraya xaafada Likoni ee magaalada Mombasa ayaa sheegaya in rag hubeesan oo watay mooto ay xalay soo weerareen xaafadaas islamarkaana ay dileen ku dhawaad 4-ruux in kabadanna…
1 daqiiqo Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo rajo xumo ka muujiyay joojinta colaada Deefoow Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa rajo xumo ka muujiyay joojinta colaadaha ka taagan deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey ee gobolkaas. Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo lagu magacabo Xasan Kulmiye…
2 daqiiqo Hay’adda bisha cas ee imaaraadka oo howlo afur qeybin ah ka wada Muqdisho Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa maalintii 23-aad waxa ay howlo afurin iyo casho qeybin ah ka wadaan Degmooyinka Gobalka Banaadir, iyadoo maanta howlo afur qeybin ah ay…
2 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo sharaxday qaabka loo dhameystirayo maamulka saddexda gobol Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faafaahin ka bixisay qaabka loo dhamestirayo maamulka saddaxda gobol ee koofur galbeed Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Xil.Dhalxa: Madaxda dowladda ayaa masuul ka ah dhibaatada ka dhalata federaalka Guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in madaxda ugu sareyso Dalka ay qaadayaan Masuuliyadda Dhibaatooyinka ka yimaada Hirgalinta Nidaamka Federaalka…
1 daqiiqo Soomaaliya oo cabsi laga muujiyay in ay mar kale ku soo laabato macluushii 2011-kii Muddo saddex sano kadib ayay hay’adaha gargaarka cabsi baahsan ka muujiyeen inay dib u soo laabato macluushii ka taagneyd Soomaaliya. Hadalkan ayaa lagu sheegay war saxaafadeed ay maanta soo saareen…
2 daqiiqo Beledweyne oo looga hadlay dagaalada Deefow Wafdigii dhex dhexaadinta ahaa ee Dowladdu ay u dirtay Gobolka Hiiraan ayaa Beledweyn kulan kula qaatay Odayaasha Beelihii ku Dagaalamay deegaanka Deefoow ee Gobolkaasi. Wafdigan oo isugujira wasiirro,Xildhibaano ka soojeeda…
1 daqiiqo Taliyaha cusub ee booliska DFS oo xilka la wareegay Munaasabad uu xilka Kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Ciidamada Booliska Dowldda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska ee Jeneraal Kaahiye. Munaasbadan waxaa ka soo qeyb galay wasiir…