Xarakada Al-shabaab oo sheegatay dilka Saada Cali Warsame Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka maanta Muqdisho loogu geystay xildhibaanad Saado Cali Warsame oo ay dabley hubeysan ku toogteen meel u dhow hotel Ambasador. Sarkaa ka tirsan xarakada Al-shabaab… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Gaas oo maanta hor tagay baarlamaanka maamulka Puntland Madaxwaynaha maamulka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Hor tagay Golaha Wakiilada Puntland si uu ugu soo bandhigo waxqabadka maamulkiisa su,aalana uga waydiiyaan. Madaxwayne Cabdiwali Gaas ayaa khudbadda…
1 daqiiqo Dabley hubeysan oo Muqdisho ku dishay Xildhibaan Saado Cali Warsame Dabley hubeysan ayaa goor dhaw waxey magaalada Muqdisho ku dileen xildhibaanad saada cali warsame oo ka mid aheyd mudanayaasha baarlamaanka federaalka ee soomaaliya, rag ku hubeysan qoryaha AK47 oo saarnaa…
1 daqiiqo Xarakada Al-shabaab oo maanta Diinsoor ku toogatay gabar ay ku eedeeyeen basaasnimo Xarakadda Al-Shabaab ayaa Maanta meel fagaare ah oo ku taalla Degmada Diinsoor ee gobolka Baay ku toogtay gabar 14-sana jir ah oo ay ku eedeyeen in Dowladda Federaalka basaas…
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo ammaantay kaalinta Turkiga ee Soomaaliya Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaantay dalka Turkiga kaalintii uu ka cayaaray dib u dhiska dalka, gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Hadalkan waxaa Maanta oo Arbaca ah Saxaafadda siiyay wasiirka Arrimaha…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha Soomaaliya”. [huge_it_slider id=”33″] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbadii shalay uu ka jeediyay xiritaankii kalfadhigii 4-aad ee baarlamaanka ku soo hadal qaaday warqad qoraal ah oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u…
1 daqiiqo Maamulka gobolka Banaadir oo ku baaqay ka qeyb galka dhismaha xarunta Fiisha Gufeyrno Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka dalbaday ganacsatada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay si hagar la’aan ah uga qeyb qaataan dhismaha xarunta Fiisha Guweyrno ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka Cali Aadan…
1 daqiiqo Taliska ciidamada DS ee Bakool oo ka hadlay saraakiil ka soo goostay Al-shabaab Taliska ciidamada xooga dalka ee gobalka Bakool ayaa sheegay in gacmo furan ay kusoo dhaweyn doonaan cid walba oo ka baxda Al-shabaab kuna biirta dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Cabdiraxmaan Maxamed…
1 daqiiqo Xasan Sheekh: Soomaaliya weli uma qaabeysna nidaamka federaalka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya weli aanay u qaabeesaneen nidaamka, Shuruucda iyo Tiirarka Federaalka loogu tala galay in lagu dhiso. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Qoysas noloshoodu liidato oo deeq afur ah loogu qeybiyay Muqdisho Bisha Cas ee dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta Qoysas iskugu jira Barakacayaal iyo kuwa danyar ah u qaybisay Raashin afurin ah, kuwaasi oo ku dhaqan xeryo ku yaalla degmooyin dhowra oo ka tirsan magaalada…