9 sano ka dib: Casharradii laga bartay weerarkii suuqa Westgate Sagaal sano ayaa ka soo wareegatay kadib markii xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar maalmo qaatay, ay ka fuliyeen suuqa Westgate ee magaalada Niarobi. In ka badan 67 qof… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah ee abaaraha iyo mashaariicda hormarineed ee…
2 daqiiqo Madaxweynaha Kenya oo Ka Hadlay Goorta Ciidankiisa ay Ka Baxayaan Soomaaliya Madaxweynaha cusub ee Dalka Kenya William Ruto ayaa ka hadlay suurta galnimada ciidamada dalkiisa ay dib uga soo bixi karaan Soomaaliya, ” Ciidankaasi waxay dalka ku soo laabanayaan marka ay…
2 daqiiqo Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Hoggaamiyaha Sare Dowladda Ee Sudan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York, Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan Mudane Cabdifataax Cabdiraxmaan Al-burhaan Madaxweynaha ayaa la wadaagay…
2 daqiiqo Goalaha Wasiiirada oo soo saaray amarro culus Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Soomaaliaya Xamse Cabdi Barrwe, ayaa maanta shir goddoomiyay shirka golaha wasiirada oo looga hadlay arrimaha ammaanka dalka. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa laga…
1 daqiiqo UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo ay siineyso dalal ay Soomaaliya ku jirto Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in ay bixineyso taageero cusub oo ay ugu deeqeyso dadka ay abaarta saameysay ee geeska Afrika ku nool. Wasiirka horumarinta UK Vicky Ford, ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Banaanbaxyo ka dhacay Ruushka oo lagu xiray 1,330 qof Inkabadan 1,330 ruux ayaa la dhigay xabsiga, kadib banaanbaxyo ka dhacay magaalooyin ka tirsan dalka Ruushka, kuwaas oo looga soo horjeeday amar ka soo baxay madaxweynaha Ruushka Putin, kaas oo…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo New York Kula Kulmay Boqorka Dalka Urdun Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen, iyaga oo ka wada…
2 daqiiqo Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Masar Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirada Warbaahinta Carabta ayaa maanta Madaxtooyada Masar kulla kulmay Madaxweynaha Masar mudane Abdel Fattah El-Sisi, xilli uu wasiirka dalkaas uu…
3 daqiiqo Muqdisho: Maareyn La’aanta Qulqulka Biyaha oo Khasaare Dhaqaale Sababta Muqdisho waa Caasimadda Soomaaliya waxaana ku nool in ka badan 3 Milyan oo ruux waxaana ku yaal goobo ganacsi oo ay ku tiirsan yihiin qoysas danyar ah kuwaas oo noloshooda…