Madaxwayne Xasan oo dib u furay safaraadii Shiinaha ee Soomaaliya Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay safaaradii Shiinaha uu ku lahaa caasimada. Munaasbada lagu furayay safaarada ayaa waxaa goob… 1 daqiiqo
1 daqiiqo NUSOJ oo si kulul u cambaareysay weerarka lagu dhaawacay wariye Black (Dhageyso) Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerar maanta koox hubeysan ay ku dhaawaceen weriye Cabdirsaaq Jaamac Cilmi (Black) oo ku sugnaa meel u dhow hoygiisa magaalada Muqdisho. Xoghayaha guud…
1 daqiiqo 12-ka October: 60 sano ayaa laga joogaa markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed Calankeena Buluuga ah ee xidigta shanta gees leh in muuqaal ahaan sidaan uu u qurux badnaado ma ahayn wax si sahal ah lagu keenay, waxaa u dhabar adeegay muwaadin Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Cabdiweli iyo Gaas oo Garoowe ka furay barnaamijka siyaasada deegaanka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta daah furay barnaamij lagu soo bandhigay siyaasada deegaanka oo lagu qabtay xarunta hay’adda PDRC ee magalada Garowe. Barnaamijka siyaasada…
1 daqiiqo Ra’iisal wasaare Cabdiweli oo kormeeray xarumo waxbarasho iyo wasaarado ku yaalla Garowe Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay xarumaha wasaaradaha maamulka Puntland iyo xabsiga wayn ee magaalada Garowe. Waxa uu ra’iisul wasaaruhu ku ammaanay…
1 daqiiqo DEG-DEG: Rag hubeysan oo dhaawac u geystay wariye ka howl gala Muqdisho War daqiiqado ka hor soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in rag hubeysan ay weerareen isla markaana ay dhaawac u geysteen wariye ka tirsan suxufiyiinta ka howl gala…
1 daqiiqo Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Gedo Roobabka xilliga deyrta ayaa ka curtay deegaano ka mid ah gobolka Gedo. Deegaano dhowr ah oo hoos yimaada degmada Balad Xaawo ayay ka da’een roobabkan waxaana lagu soo waramayaa in…
1 daqiiqo Guddiga amniga gobolka Baay oo digniin u diray maamulka lixda gobol Guddiga amniga gobolka Baay ayaa digniin u diray qaar ka mid ah dhinacyada siyaasada isku haya ee ku sugan magaalada Baydhabo. Hadalkan ayaa yimid markii dhowaan garabka Madoobe Nuunow ay…
1 daqiiqo DEG-DEG: Askari degmada Yaaqshid dil iyo dhaawac ugu geystay dad rayid ah War goor dhow naga soo gaaray isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshid ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya uu dad rayid ah ku dilay meel u…
1 daqiiqo Siyaasi dowladda ku dhaliilay qaabka ay u wado shirka maamul u sameynta gobolada dhexe Siyaasi Soomaaliyeed ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay qaabkii loo wajahay qorshaha shirka lagu dhisayo maamulka lagu mideynayo Mudug iyo Galgaduud. Cabdi Xaashi Cabdi Salaan oo ka mid ah siyaasiyiinta…