Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir oo gunno dhimis lagu sameeyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay go’aamiyay in isbedal uu ku sameynayo gunnooyinka ay qaataan hawlwadeenada maamulka gobolka Banadir. Gunno dhimistan oo socon doonta muddo lix bilood ah ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Iska hor imaad xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Faafax dhuun ee Gedo (faahfaahin) Isk hor imaad khasaaro geystay ayaa xalay saqdii dhexe deegaanka Faafax dhuun ee gobolka Gedo ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, kuwa Kenya iyo xarakada Al-Shabaab. Waxaa lagu soo…
1 daqiiqo Xarakada Al-shabaab oo xalay weerartay garoonka diyaaradaha Baydhabo Rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxaa lagu soo waramayaa in la maqlayay daryanka madaafiicda…
1 daqiiqo Maamulka jaamacadda SIU oo ka hadlay meydad ay ka soo qaadanayaan Kenya Maamulka jaamacadda caalamiga ah ee Soomaaliya (SIU) oo dhawaan hishiis meydad lagu siinayo la gashay jaamacad ku taalla dalka kenya ayaa sheegay in culimaa’udiinka ay kala tashadeen meydad looga soo…
1 daqiiqo Faahfaahinta duqeymo diyaaradaha Kenya ay ka geysteen Gedo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay duqeymo diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ay ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Waxaa lagu soo waramayaa in shalay…
1 daqiiqo Duqeymo galabta ka dhacay Baydhabo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegaya in ay galabta magaalada ka dhaceen madaafiic waa weyn oo daryankooda laga maqlay magaalada oo dhan. Inta la…
2 daqiiqo Barakacayaal ku dhaqan degmada Cabdilcasiis oo la gaarsiiyay raashin afur ah Qoysas dan yar ah oo ku dhaqan degmada Cabdi Casiis ee gobolka Banaadir ayaa ka faa’iidaystay raashin bisil oo afur iyo casho ah kaasi oo ay bixinaysay Bisha Cas ee…
1 daqiiqo In kabadan 300 qof oo maanta lagu xiray hawlgallo laga sameeyay degmada Xamar weyne Waxaa maanta degmada Xamar weyne lagu xir xiray In ka badan 300 qofood kadib howlgallo ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ka sameeyeen degmadaasi. Waxaa sidoo kale wararka ay sheegayaan in…
5 daqiiqo Wax qabadka dowladda FS ee todobaadkii tagay oo la soo saaray Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka…
1 daqiiqo Maamulka Somaliland oo sheegay inuu joojin doono heshiis uu la galay dowladda FS Maamulka Somaliland ayaa sheegay in meesha ay ka saari doonaan wada hadaladii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulkaasi. Arrintan ayaa maamulka Somaliland u cuskaday markii uu sheegay dowladda federaalka…