11 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhageyso: Waayihii iyo Wax Qabadkii Ra’isulwasaare Cabdiwali (Akhriso) Muddo sanad ah ayaa laga joogaa maalintii xilka loo magacaabay Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, maalintii xilka loo magacaabayna waxa ay ku beegneyd 12-kii bishii Diseembar, 2013-ka, waxaana kaliya ka dhiman…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Shacabka Soomaaliyeed Iyo Beesha Caalamka Waxaan Leeyahay Walwalka iyo Walbahaarka Meeshaan Haku Haro” (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qaabkii maanta Kalsoonida loogala laabtay Xukuumada uu hogaaminaayay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn u hambalyeeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP oo Cambaareeyey Wariyeyaasha ku Waxyeeloobey Qarixii Baydhabo Gudoomiyaha Ururka Suxufitiinta Puntland (MAP) Faysal Khaliif Barre oo shir jaraa’id ku qabtay magaladda Garowe ayaa cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay magaladda Baydhabo xarunta Gobalka Baay, wuxuna dowladda dhexe iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ra'iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo Kalsoonida Lagala Laabtay (Dhageyso) Waxaa goor dhaw soo gaba gabowday tirinta codadka mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, waxaana codka loo qaadayay qaab gacan taag ah. Xarunta golaha shacabka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Codeynta Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh oo bilaabatay Waxaa bilaabatay codeynta mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, iyadoo qaabka codeynta ay tahay mid gacan taag ah. Dhowr Saf ayaa loo kala qaaday, waxaana haatan lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka oo dib loo tiriyay iyo Gudoomiye Jawaari oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee xildhibaanada Waxaa dib loo tiriyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee haatan fadhiya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, maadaama kulanka uu ku furmay 211 mudane. Tirin ka dib gudoomiye Jawaari ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo Maanta Xusey Maalinta Xuquuqul Insaanka Iyada oo ay dalka ka jiraan tacatiyo ka dhan ah suxufiyiinta iyo waliba dadka tabarta daran ayaa waxaa maanta dalka ka biloowdey xuska maalinta xuquuqul insaanka ee adduunka , waxaana …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doodii Mooshinka oo soo gaba gabowday iyo xildhibaanada oo u diyaarsan u codeynta mooshinka Waxaa goor dhaw soo gaba gabowday doodii mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, iyadoo haatan la wado diyaar garowga xildhibaanada ee ku aadan u codeynta mooshinkaan. Gudoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka hadlay halka ay marayso qaban qaabada shirka Cadaado ka furmi doona (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay halka ay marayso qaban qaabada la doonayo in degmada Cadaado uu uga furmo shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Kulanka Baarlamaanka oo furmay iyo ka doodista mooshinka oo bilaabatay Wararka haatan naga soo gaaraya xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hadda uu si toos ah u furmay kulanka Baarlamaanka, kaa oo maanta la filayo in lagu…